XALIIMO KISMAAYO | HEES CUSUB | OFFICIAL VIDEO HD

preview_player
Показать описание
Name Abdisalam Badri Abukar
Camerman/ Editor/Producer/Director
Youtuber /Motivator/Self Educator

Youtube Channel:
Maxaan Isticmaala Si aan u soo saaro muuqal
-----------------------------------------------------------------------------------------
▶Camera Canon DSLR 5D Mark C 100
-------------------------------------------------------------------------------
▶Microphone:
-------------------------------------------------------------------------------
▶M-Audio Interface 2X2M
------------------------------------------------------------------------------
▶FL STUDIO 20
------------------------------------------------------------------------------
▶Adobe Premiere Pro
------------------------------------------------------------------------------
▶Adobe After Effect
------------------------------------------------------------------------------
Halkan iiga soo xariir
------------------------------------------------------------------------------
▶whatsapp: +252-61-5-577488
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Subxnallah 😥gabdhaheni sidan ma.udanbeysay iny isqawiyan ilhy xaqa hatuso🤲

messiisjustunique
Автор

Hees cusub ma ahan Zeynab labo dhagax ayaa horey u qaatay marka hees aad qaadayso at least xasuustii hore zeynab laba dhagax dhaha intaad ku qoran laheed hees cusub

mohaosmanov
Автор

allow iga cafi inta aan ku siigeystay jah nin baa saan ku qabo 😓😓😓😰😰😰😰😭😭😭

dhambaal
Автор

Mararka qaar waxaan iswaydiiyaa ma muslim baan nahay mise waxaan sheeganeynaa inaan nahay dad muslimiin ah, allaah ha nagu hanuuniyo dariiqa toosan aniga laftayda

jijywgv
Автор

xalimo kismayo aya kaga wanaagsan oo halkeda dhigtey heesta, , saynab laba dhagax, , abwaanka heesta sameyey he, s one of the best hargeysa jigjiga borama
and burco

husseinhandule
Автор

qofkii u horeyay ee hestaa dawada ayaan ahay commentigana ka so hadla

suhaybpogba
Автор

QAROW waa MAGACA heesta waxa EREYADA iyo LAXANKA sameeyey
( CABDILAHI CAYDIID CARAAF )
Music FURINLE, , , saynab laba dhagax aya ku luuqeysay, ,
Lkn xaliimo kismaayo aya si fiican oo qurux baday u qaaday congratulation xaliimo kismaayo

husseinhandule
Автор

Naa qarso jirkaada oo xishoo oo AllAH ka baq

asadabdulle
Автор

Magaalo walba oo joogo.madaxdeedu isku kaajaan..maxayna magaalada madacdeedu iskugu kaajayn..i am mustafe aadan cismaan xasan.when i go to hotels which is not my friends..madaxda la saaxiib .tago madax u tagaa....my money makes me friends..my jop isn't money money makes me friends. Music makes me friends and sports makes me friends

Mustafe-oz
Автор

Qoftan wxba maba qarsane naasihi oo toos ah ayey bann ka kente aaway diinteena aaway culumadii ma waxan munkarka laga qabto bulshada subxanallh

shakiibaliibrahim
Автор

Heestan waxaa ii qaadi jirtey xalkeyga markaan wada sheekeysan jirney alle ha isu kaaye daayee

cabdiaden
Автор

Ale haydin xafido dumarkii way waasheen

babunabdan
Автор

uf hadii la heesayo ma naasaha iyo madaxa ayaa la baneystaa

ismahaanisma
Автор

Waxaan garan waayay somalidu waxaay isku cayaan. Hada ragan gabadhan cayaya ma oga in aay gabdho la dhasheen, haday la dhalana inaay dhalayaan. Hadaba saad ugu mushquul santihiin gabadhan caydeeda. Hadaba kuwo kalaa isdoo kalale ku mushquulsan tii kula dhalatay tii aad dhashay tii ku dhashay caydooda. Markaa hore ha loo socdo baan idin leyahay. Iskadaya colaada somaliyeeey.✌️

waryayarka
Автор

Waa runtaa wax qariso mahayso naskaaga banana ayuu yaalaa

mohamedabdulkaadirali
Автор

Arag tayeè maxa la o dhan ti yareed subxan allah

fathermc
Автор

ma.quraxa iyo cod waaaa isku darasatey

fatimaabdulahi
Автор

Balayo waji wan u ad mudaso wajigada Shimbir Gumas 🦉🦉👈??? Ma waxay isku darsatay hees ayada Lahan iyo qawani Subxanalah

abdimohamed
Автор

Waar dumarkan wixii dhalay ama la dhashay ama ay u dhaxeen ma duyuuthnimo ayay doorteen. Duyuuth jannada ma galo. Waar dumarkan waa inay ogaadaan inuu qabri ka dameeyo

ainanshedayr