Wiil dhalinyaro ah oo Ganacsi cusub soo kordhiyay.

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mansha allaah hore u soco C/kariim milgarad guul ayaan ku rajeynayaa

mustaphaahmed
Автор

Waa wax fiican aduunka horamaray laga heloh weyaan.

odayjama
Автор

Nin karmeed. War hargaysa servicekan keen sxb

husseinyousuf
Автор

Mansha allah waa wiil karti badan hore u soco zxp waliga ha ka niyadjabin wadankaga

mancity
Автор

Fikrad fiican baad keentay maasha allah

zuhuuribrahim
Автор

Waar ninkani waa reer xuseen oowaa xadaradii burco ama waa ahlu badartii magalada burco

adnanhaji
Автор

Beenale, qof walba isaga ayaa isku haya guusha, meel kasta oo aad joogto

asiyaabdilahi