Doorashada Somaliland oo maanta bilaabatay.

preview_player
Показать описание
Dadweynaha Jamhuuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqaday ee Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta dooorashooyinka isku sidkan ee madaxtooyada iyo tan ururada.

Xilka madaxweynaha waxaa ku tartamaya saddex musharax oo uu ka mid yahay madaxweynaha hadda xilka haye Muuse Biixi Cabdi kana socda Xisbiga Kulmiye, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo u sharaxn Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, iyo Faysal Cali Waraabe oo ka socda Xisbiga Ucid.

Saddexda Xisbi ee u tartamaya madaxtooyada iyo ilaa toddobo urur oo kale ayaa la filayaa in ay ka soo baxaan saddex Xisbi oo bud-dhig u noqda Somaliland.

Madaxweyne Biixi ayaa xilka hayay toddobo sano, iyadoo ay ahayd in doorashadu dhacdo sanadkii 2022-kii hase-yeeshee taa ma dhicin oo laba sano ayuu ku darsaday, taasoo dhalisay muran iyo is qab-qabsi.

Doorashadan ayaa noqonaysa tii siddeedaad ee ka dhacaysa Somaliland tan iyo intii ay ku dhawaaqday in ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale 33 sano ka hor.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxa isoo jiidatay hooyadaas dareenkeeda, ilin baa kusoo istaagtay markay cabiraysay dareenkeeda. ALLE ha u siyaadiyo Somaliland amniga iyo horumarka

noahsead
Автор

Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland

Ss-klhz
Автор

Hooyoyinka ilmaynaya 😢waxay idiin dooranayaan inaad wax usoo kordhisan nimanka ordoyow Hooyinka u tudha waan ilmeeyay 😢😢

nasiim
Автор

Haweenku waa lagu guuraa waxna looma qabto 😢😢😢
Ilaahay nabada ha siyaadiyo taas oo ah waxa qudha ee ay haystaan ilaahay Cadow ga ha ka qabto AAmin yaa Rabbi

Degmociise
Автор

Illahow muuse biixi guusha raaci ya allah

KhalifYare-pd
Автор

Mashallah Somaliland
ONE PERSON ONE VOTE.

Bertil-rq
Автор

Waxaan ka codeeyey magaalada dhoqoshey ee gobolka togdheer

MaxamedMaanso
Автор

Allow nabad noogu dhameee aamiinaamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

Adnamaxamadmuuseadnamaxamadmuu
Автор

Somaliland guul guul guul guul guul guul guul guul guul way ino gadhe❤❤❤❤❤

KhadarKhaliji
Автор

Dad wanagsan weeyan qofkasta nabad ayuu Illahay ka rajaynyaa Illahay nabad iyo guul Ayan urajaynyaa mansha Allah

GamalFarah
Автор

Mashallah Ilahoow nabada u siyaadi Somaliland Amin 💚🤍❤💛💚

nasserabdi
Автор

Codku wa sir
Lama sheego
Nabad Allah noogu dhameeyo

Ahmad
Автор

May Allah swt safe Somaliland frm all sort of evil eyes 👀

donnydong
Автор

Alxamdulilah Ilaahaybaa nabad inoogu dhameeyay guul dadkaygiiyoow badiyaaba waa bahdeen ❤

asmaabdirahman
Автор

Alow maogin cidii cadald iyo sinan nosmeyndonta muhimadydi waa midkii dlka similhaa kharna noleh alow wxi khyr leh adaa og 😢

XasanCabdi-fuxn
Автор

Manisha Allah Somalian halma ay gaadhay waxaan u, jaraynayaa citiraaf

maxamedwarsame
Автор

Allow ma ogin cid cadlad iyo sinan nosamyn

XasanCabdi-fuxn
Автор

Saadalinta la haayo waxay sheegaysaa in uu soo bxi karo c.raxmaan ciro hadaan mucjiso siyaasadeed dhicin.

LaabJacayl-xr
Автор

Ma saaso dhanbay bila camal u yuhiin bisinke sadexdi iyo Labadi maxa keeney

abdillahifarhan
visit shbcf.ru