Sh Maxamed Umal || forex exchange Mabanaana

preview_player
Показать описание
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

M.Allah sheikh Allah Ku barakeeyo, hadalkada kadawa Tag maleh calimka ummada somaliyed

hassantech
Автор

Walal shiikha noo waydiiya mida hormuud amaba taj dadka sheerka ku leh oo dadkii ka gaday warqado ay leeyihiin faluwe oo dadka lacagtooda ay ku xalaalaysteen

shukri
Автор

Sheekh maxamed cabdi umal allLh ku xafido sheekh sooomaaaliyeed ayaaatahye aanu jecelahy

cabdimaxamuud
Автор

Sh. Umal simply the best Somali cheick..mashAllah

PapaMous
Автор

Masha Allah sheikh maxamed cabdi umala ilaahay habarakeeyo

SirajeHassen-tlvy
Автор

Masha aallah jazak aallah sh. Mohamed abdi umal allah ku xiiftiiyo 😍😍😍

ismahanbiintufarah
Автор

Masha Allah sheika ale habarakeeyo salaf media waxaad isheegtan fadlan ciwaankina saxda ee suaalaha laidinkuso dirikaro fadlan thanks.

caishafarah
Автор

Masha allah sh cumal allah haka abaal mariyo wan fahanay forex wxuu yahay

hassanisxaq
Автор

Mashallah 👏 ilaaha haku barakeeyo raalina haka naqado inshallah 👏👏

zoozmohammad
Автор

Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allahaku xifdiyo aamiin

mulkisiyad
Автор

masha allah allaha ku xafido adiga iyo kuwa kale oo kheyr ka wada 🇸🇴💕🍀🌹🙏

alahayowarligeygukiiisraac
Автор

Asc sheeq umul asc mansha alaah

hanaabdicasis
Автор

Sh. Ilahy Cilimigd baratey Hakugu anfaco Dadkeenuna Ilahy hakasoo hanuuniyo Gancsiyada kala duwan ee an bananeyn

waxqabadiftiimaya
Автор

Sheekhu wuu is maqiiqay uune forex sidaa maaha maba fahansana baabka uu kahadlayo.

Abdirahiim
Автор

Fore ex aqooon ayuu ubahanyahy markasta uu sificn u barato riskigu wuu yaranayaa ee soomalida lacagta izka sida wax barta dheh kadip kadhaqaysta

dayibmedia
Автор

Sh.m.c.umal.allaha kuxafido lkn HORMUUD wexey wado forex ayadaa kadaran wa tuugo

abdiyare
Автор

ka wrn sheekh kirado mayna lacag go'an ahayn

maxamuudcabdiqaadir
Автор

asc shiiq uqul xifidunla xasgega waxaaleyga furay xoo ana raali kama eheen marka furinkaa aqbal miyaa maxey kaqabta dinta

kabtanajaa
Автор

90000$ kasameeya maaLintii waana Isk Daynayaa shiikh lacagtaa see Dhahaa AAN KASAMEEYAY

maxamedaxmed
Автор

Asc
Jazakalah sh umul waxan xasuustaa waqti an kenya joogey baa somalidu ku waalatey forex business oo laga dhaxeynayey nairobi Kampala hadde sidey u lahaayeen igu dar faidada muddo ka dib iyada oo qif walba ku xusaabtamayo hanti & faidaba over half million us currency baa ninkii hindiga ahaa buu hal mar la amusey oo meshina waa la xisey meel uu jan & cirib dhigey la waayey matka somalida daha gsdashisa loogu jiraa somali ba loo soo isticmalaya oo daha gadaashisa baa lagu duugan yahay ujeedkuna waa In hal mar dadka loo amuso ee isjira oo shareecaduna ma ogolee ku wano qaata shiikha wacdigiisa.

asamadhassan
visit shbcf.ru