filmov
tv
Xogta Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka | VOA Somali

Показать описание
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa faah-faahin ka bixiyey dad Soomaali ah oo laga soo celinayo Jarmalka. Arirntan ayaa looga hadlay kulan dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud iyo ra'iisul wasaarahaJarmalka Olaf Scholz.
Mar walba nagu xirnow
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

DEGDEG: DF Soomaaliya oo shaacisay xogta iyo tirada Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka
DF Soomaaliya oo shaacisay xogta iyo tirada Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka, Dhibaato Culus...
DF Soomaaliya oo shaacisay xogta iyo tirada Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka....
DF Soomaaliya oo shaacisay xogta iyo tirada Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka
Boliiska Caasimadda oo kordhiyay baacsiga Burcadda Hubeysan iyo bulshada oo bogaadisay.
DEG DEG: CANADA OO SOO SAARAY SHARCI KA FARXIYAY SOOMAALIDA
Soomaaliya Ayaa Soo Bandhigtay Fanaan Soomaali Ah Oo Qirtay In Uu Xidhiidh La Lahaa Alshabaab
BARNAAMIJKA RAAD RAAC EE SNTV 12 07 2021
Socdaalka Ra’iisul Wasaaruhu uu ku yimid Garbahaarey oo laxiriira arrimaha hirgelinta doorashooyinka...
Cheapalicious episode 4
Ciidamadii ugu horeeyay ee ku maqnaa Ereteriya oo laga dejiyay Muqdisho
Xillima Ayaa Lasoo Celinayo Dhammaan Ciidamada Soomaaliya Ee Ku Sugan Eritrea?.
Jamhuuriyadda Soomaaliya oo dib u bilowday dhoofinta Mooska.
WARKA HABEEN SNTV 18.01.2023.
79 Sano guuradii kasoo wareegatay aas aaska ciidanka Boliiska oo maanta ku beegan iyo Madaxweyne Xas
Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay garsoorayaal cusub.
Xubin Ka Mida Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo Somaaliya Ayaa Sheegay In Uu Iska Casilay Guddidaasi
WARBIXIN SAMAYNTA AY KU YEELAN KARTO SOOMAALIDA KA BIXITAANKA BRITAIN EE YURUB :EU
Maraykanka oo mar kale ku celiyay war Somaliland dhaawac wayn ku ah.
Ciidamada Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado
qorshaha dib u soo celinta Diyaaraddii Soomaali Airline
Masraxa Siyaasada-Cartoon- Sanad wanaagsan 2022
Ganacsatada Soomaalida ee Turkiga oo kulan ka yeeshay u gurmashada dadkii ku hanti beelay Hargeysa.
Комментарии