Malindi watamu kenya 🇰🇪

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qof kasta wadankiisa ku wayn bal ka wrn sida uu ula soo booday barbera ku beeri lahaa ma la iibsan karaa u are best qays❤👏👏👏

Queen.fx-
Автор

Qays qayser waa xidiga vlog Yada aduunka wuxuuna ku Caan yahay in uu ku fahansiiyo
Dhulka somalidu leedahay siday u qurux badan yihiin iyo Waliba khayrdaaka dhulkeena waad ku Mahad santahay sida quruxda badan iyo muuqaalka diyaarsan eed noo soo duubtay thank u bro

djibami
Автор

Ani iyo idinkaba ilaah hanagu arsaaqo, khaatumo wanaagsan. Aammin ya Rabbi❤🤲

yahyajama
Автор

Blessed One ❤❤Qays ❤❤❤ Fan from Rwanda🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼

Xxxxxxxxxcff
Автор

Somalilander ❤ from caynabo iyo uk
Qays qaysar waa ku tageera brother ❤

Sideerabtabbe
Автор

Qays ino soo iibi dhirta oo xeebehena ku beera waayo xeebo qurux badan waan leenahay lakiin tacab iyo qurxin baa ka maqan dadkani way qurxisteen masha allah 😍

hamdimohamed
Автор

The only Channel that genuinely enjoy watching. Well done bro! Your content are amazing.

HERSIGROUP
Автор

QAYS QEYSAR muuqaaladaada quruxda badan ee dhaqamada dad yawga kale iyo horumarkooda aad noogu soo gudbiso aad baanu u daawanaa oo aanu jecelnahay, marar badana waanu kula dalxiis naa aniyo family guba ❤

miig
Автор

Mashallah wameel ad quurux badan ruunti hore uso wll form Somalian ❤💚🤍❤️❤️💚💚🤍🤍🥰

fosiyaomar
Автор

Ilaahay wadankeena saas hanooga dhigo🥺❤

zeerkasaki
Автор

Alxm anoo gurigayagi iska dhex raxaysanaya ayaan video yada qurux badan ku raxaysta mashallaah waa iga codsi walalken gacanta aynu u furno 1million aynu gadhsino 🙏🙏 Ramadan kareem❤ ❤❤❤

hothen
Автор

Malindi one of the best beaches in africa❤.

eidsead
Автор

Iqra albatross is guursada then isla dalxiisa INSHA ALLAH
2 million gaarsiiya qays shaqo adag buu hayaa

inasayidabdule
Автор

3:37 no one can ignore your vlogs ❤❤❤❤❤

Akramoww
Автор

What a beautiful land milimdi my future town ❤😊

wersame
Автор

Abdiraxmaan abdiwali Mohamoud keep going wllkey ❤❤

CabdiReermagaal-cl
Автор

The greatest YouTuber of somali all time

axmedabdirizaq
Автор

“ somalida isma dhafaan wax bay kala gataan “ 💯✅

mahmed
Автор

Absolutely gorgeous 😍 NYC video legend Qays ❤️

SUHAYB_SAED
Автор

Mshalah tabarakllah muqal qurxdisa iyo quality gisaba wata hore u soco you are really doing great work wllo

husniaftah