ALI JOKER | NOLOL WAA II BILOW | OFFICIAL MUSIC VIDEO | 2024

preview_player
Показать описание
EREYADA : AWAAN TALASAME
LAXANKA : CUMAR DABJACAYL
MUSIC : MAFTUUX CADCEED
CAMERA & EDITED : VILLA STUDIO
PRO : ABDIWAASAC KHADAR
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

KULMIYE_PARTY
Автор

Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam yo

TALIYE___UMAN
Автор

Heesaha waxaa kamacan quraanka
Yaa hadad igu racsantahay like❤

Cabdalleseraar
Автор

Heestani markay 1M gadho like dhac kusii

MohamedMuse-ot
Автор

Hees way dhafte magac kle halo bixiyo ali jokar ❤🔥🔥🔥

jamilaali
Автор

Buugti jacayl baryahahan akhriyo
Sidi dhohan ban gubtayon basoo
Bejaaj badano ficn bdn bn katagay
Imikan se bayaandher ku iri
Wixi hore benbeen nolol waa ibilw

AnnoyedEyewear-bddi
Автор

Waxan ahay qofka igu horeeya EE sugaya heestan 🎉

duulaa_xn
Автор

We we inta sugaysay sidayda o kle on fire🔥🔥ina aderr ali joker from jarka xalsha hayadda😂❤🖐

Abdillahi.
Автор

Da, diisa iyo codkiisu isma lahan m.a❤

bisharohappy
Автор

Heestan waa fadhidaa laxan iyo cod 💯🎤 legend dadkan soo fasaxa Nio

SacadMohamed-ouxo
Автор

CADCEED MUXUU TUMANAYAH AWOOWO MUSICA DHULBAHANTA WAKAS HARGEISA USOO DOONTAY 😂😂😂❤❤❤

MUBAARIGBULSHAAWI
Автор

Erayada abwaan talasame
Laxanka dabjacayl
Music maftuux cadeed

KhadarIsmaciil-edfr
Автор

Dab jcyl waa legend wan tageraa laxamsdiisa

ABDIFATAH
Автор

Erayada: abwaan talasame :📝💯💯
Laxanka: Dab jacayl :🎤💯💯
Music: Maftuux cadcee : 🎹💯💯
Camera: Hawraar Music Production 📸💯/💯

pdthiRahmaanSeadMohamedYouro
Автор

Yaa igu raacsan in lagu qarxo landers iyo hawraar like

MustafeXasan-ij
Автор

Saan u sugayay ugu danbeen 11 minute ayado taala kaso gaaray😂😂

shukriali
Автор

Dab Jacayl Iyo Maftuux Cadceed meeshay isku heela allow waxba ka shidmay.

FuzzaBaby
Автор

Heestan waa heestaydii thanks ali joker

KaynaaniMuuse-xy