Doni B X Kowfurow | ilamos | music video

preview_player
Показать описание
ILAMOS is a Somali Afropop song that addresses the Somali youth in Mogadishu, their struggles and experiences. It’s the first collaboration of Doni B and Kowfurow. The song is released to the airwaves at the end of 2022.

ILAMOS waa hees Soomaali Afropop ah oo ka hadlaysa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho, halgankoodii iyo waayihii ay soo mareen. Waa iskaashigii ugu horreeyay ee Doni B iyo Kowfurow. Heesta waxa hawada lagu sii daayay dhamaadka 2022

Shot and Directed by : mike zero
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

The legend Doni B 🐐🐐🙏🐐Goat of singer’s 🐐🐐

ayuubapdi
Автор

Doni b is a national treasure 10 years in the music game and he inspired alot of young somali rappers thanks for always making a good music my brother ✅🎱

MO_FLAVA
Автор

Hadad quraanka dhagesigiisa ku raaxaysato love ❤😢

cabdiraxmandaacad
Автор

Jaah meeshaan ka imaaday wallaahi mailoobikaro illaahoow nii dhoowr xamar cadeey 💙🇸🇴✌️💖🌹💖🇸🇴💙🌹💪👍✌️

naimaabdi
Автор

If you are here in 2030, i was here in 2022.💜

doni b was a young artists who came from GRASS to GRACE & he was among the best musician of his generation.

In 2022, Somalian music was doing absolutely well, getting even better everyday and it was loved worldwide. We Somalians We're proud of this success story.

Hope the world is a better place in 2030? Stay safe and be a nice human🇸🇴💜

marwaanmohamed
Автор

Doni B never disappoints his audience always hit things waxaan kaaga baranay aya marwalba nagu wada wali qalooc kamaanan dareemin 😂

Diritto
Автор

Hormar wacan awowe heesaga kama daalo Habeen iyo maalin dhagestaa anigoo jogaa dhulka abtiyashey guriceel ❤❤

imaan
Автор

🗣Heestan wax badan ayaan ka faiday walhi
Wax
Kadi ah
1iladhisa dalkan
Iyo dadkan
ila cun ila nolow
Inataa nolo jirto
Dadkewo halisku imado
Dhaliyarad wa dhliyaro kudadlso
🇸🇴🖐Somali ineyaa mida noqoto🤲


inasha allha🥰🤲

abshirmaxamed
Автор

heestan views ay uqalantay ma helin💯 .
somalida ma jeclaan heesaha wadanka ka hadlaan karbaash iyo dagaal jecel yihiin💯

abuubakaraxmed
Автор

Aduun wa tageee ee ka hara Me and doni soon dirito

mohamedvanpersie
Автор

Doni B on the beat🔥🔥
Ninka klia raabkiisa raberada kle ay ka duwan yihiin yhe boy star Doni B🙏🥰🤛

cwaliindhacade
Автор

Thanks axsaabta aad ayaa u mahadsantihiin. Ani iyo Doni B, waan idinla socona! Keep up the good work!!

Kowfurowofficial
Автор

Yeah doni b, back the legends not 2 only one big up 💯🔥👌.
#najibb Somali legends

najibbMusic
Автор

doni songrsti weny bilada sanadka isa qadayeee😘😋🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

UR.Cristiano-r--o
Автор

Doni bi wa fanaanka ugu horeye ee heesta ku so daro jowhar mesha aan jogaa

farxiyonuurceymow
Автор

Wadankina nabad xasinoli insha allah ♥️ 🙏 ❤️ 💖 💕 💓 everything good

fartuunmaxamed
Автор

Wwwww fanaanka kaliya ee heesihiisa an kadaalin

alfanaanboqorcaaqil
Автор

Kowfurow sxb your a legend and have your own style, don't change it, your a legend in the making 🙌 maxaa tahay revolutionary, stick to your style.

FitNessFurniture
Автор

Konforow is really good rapper and it's my first day I Knew he's in this world

amiinkhasiimhaji
Автор

Aduun waa tagay ka haraa, Ilaa iyo qiyaamaha qabilaa 😪😭

Healthtoday
visit shbcf.ru