Guddi Dhex-Dhexaadin ah oo isu Hor Fadhida Xalinta Khilaafka Golaha Wakiilada

preview_player
Показать описание
#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

adhijir xildhibaan noqotay ma xeer bay garanaysa de

wxageeyes.theonly
Автор

Waa xeelada caruurtu fahmayso rag soo xaadiray oomarkay umaleeyeen in laga codbadanyahay iska dareeray wake waa igayaa Biseen!

rahmaabdi
Автор

Somaalilaan waainey astaantedii nabadee kumaareysaa muranka yareejira

cabdimajidibrahim
Автор

Xildhibaanku jawaab ma u hayaa iney 19 mar keliya ka kacaan oo debeda uga baxaan golaha shaqadiiyoo socota....Mida kale micno la'aanta kuwan wakiilo isku sheega ah ee umaddii soo dooratey ku khasaartey...soo berriba wax kastoo loo codeynayo inta aan rabini debada u bixi maayaan....Waar meesha iskaga taga ....

osmannur
Автор

In uu waalan yahay waxaan ku ogaaday hadaladiisa ayaa iska hør imanaya.

MubYus
Автор

Xeer hoosaadka wakiilada qod 25 sheeg waxa uu qorayo

ninbureed
Автор

Oo sawdigii golaha fadhiyay maxaad la cabaadaysaa maanta. Yaaab

MubYus
Автор

Xeer xeer xeer xeer, waar meesha xeer laguma dhaqmayo ee masaakiinta ha wareeri nina

abdiyusuf
Автор

Hadii kooramku buuxay maxaa golaha xidhay ee uu kooram la, aan ugu furmi waayay ileen intii codaysay uunbaa furi lahayd

luqmaanbarkhad
Автор

Hadaad tihiin aqlabiyadii ma dibad wareeg baad ahaan lahaydeen dee fadhiista golaha oo cod kaga badiya ma caruur baad u sheekaynaysaan

Adnan-bcvk
Автор

xildhibaankani maaha inuu yarkan horfadhiyo waayo journalisku waxa uu weydiiyaa dhowr su'aalood oo nuxurka toos u abaaraya. balse kan yari xaalkiisu waa muran iyo jaafaajiriq sidaya maqaaxiyah hadalka isku celceliya.

saciidhersi
Автор

Xiildhibaanadu waxaay mujiinayan maduulidaro waxaay diidayan waa inaay golaha dhexdiisa ku muujiyan fakarkooda dibada inaaay uu baxaan waa sharcidaro

osmanali
Автор

Sifiican ayaad ukarbaashtay Kan damanka ah iyagoo rag waawayn ah ayaa wax lagushubanayaa oo aanay ka fekeraynin danta umada waxii qaranka lagu badbaadinayo

khadarxiis
Автор

Wa runtii xildhibankan wariyuhu horta ma mid walan baa yaabaye mise xusbi sheydan wadani ayu u shaqeya

liinaali
Автор

Wariyuhu su'aalo xasaasi ah ayuu waydiiyey

khadarmohamed
Автор

Cajiib waxaa lawaydiiyay why aad ugu dacwooteen Guurtida sheeg sharciga wuxuu yidhi waa daruuri
Jaahil ama nin isyeel yeelay 🚿 🚿

walaalahadaarudacwa
Автор

TV HORYAL WAA QARANDUMIS WAXAN WXABA KAMA YAQANAN
WARIYE NIMODA MARKASTA BEELYO UUN BEEY FAFANYAN
DHIBATADA SOMALILAND KAA
JEERTA WAA TV HORYAL

safiaibrahim
Автор

Xildhibaan wuu iska hadlayaa oo wax difaac buu is leeyahay adeer waa la idinka gar joogaa oo aqlibadii baa la idinka helay

shaarublibaax
Автор

Sharcigu muxuu ka qabaaa hadii 52 xildhibaan goluhu ku Furmay marka la codaynayaya ay kabaxaan 20 kamida. Saw-fawdo Uma muuqato oo barina qaar kale iska biximayaan.

aidarousibrahim
Автор

War xeer masiiriya maaha ee waa xeer laso tahribiyey

nagaadjama