Khatar Somaliland Kaga Soo Socota Masar Iyo Cali Waran Cade Oo Ka Digay,Siro Badana Kashifay

preview_player
Показать описание
Khatar Somaliland Kaga Soo Socota Masar Iyo Cali Waran Cade Oo Ka Digay,Siro Badana Kashifay
Follow bulsho television 24 hours news update channel

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Maanshalaah cali warancade noolow cadawgana 🐅🦁

munirkh
Автор

libaax libaax dhalay weeye qarancade guul qaranka soomaaliland

keysesaleebaan
Автор

Masha Allah. Cali Waran Cade waa siyaasiyiinta nadiifta ah ee uu ilaahay aqoon iyo dhowrsanaan siiyey. Marka ay adkaatana waa libaax! Asal Somalilander . Allah ha ku xafido. Guul iyo gobanimo Somaliland 👏❤️

fahiimae
Автор

"Dadka afsoomaaliga kuhadla"

Ee aan soomaaliyiinta ahayn.

gudbifariinta
Автор

Subxanallah walle waa yaab yaa usoo socdo oo ladagalamayo ma riyuu ku arkey war qof ku rabto mana lahan umada hana isku dirin awal aya somaliweyn kala fogeyseen cimrigan xajka aad soo cimreyso oo alle utoobad keen Subxanallah

NounareDj-qosq
Автор

Waran Cadde wuxuu ahaa ilaa hada yahay basaas jaarka u shaqeeya.

Redspittingcobra
Автор

Ninkan meesha uu ka nasaqan yahay waa ragii ku dhashay xaafada fuckinka hargaisa waqtigii guumeystahu wadanka joogay waa nin happy ku ah shaqadiisa fataalnimo iyo jaajusnimo waana labada shaqo ee profitionallka aduunka ugu da'da weyn

abdulraven
Автор

Dhererkiisa iyo caqligiisu isma laha waa nin dheer oo caqli yar

MajdhdhhsShyshsvdhded
Автор

libaax
libaax
dhalay
geesi
weeyi
guul
sland

mukhtaarclaahixasan
Автор

Filinka an wada hadal wey damatay militir tak tay wadan ka qof kala goy karto ma jirto

AbuukarMohamed-vt
Автор

Waan ka xumahay in odeygan oo siyaasi taariikhda wax uga soo joogey aan rumeysnaa, Title kiisuna yahey La taliye Madaxweyne uu dadkan waxan rikhiiska ah la hor yimaado, Taariikh wada been ah iyo qaladaad Erayada afka siyaasadda.

Masar baa cadow noo ahi waa arrin foolxun, xataa haddii siyaasad la isku hayo, in cadow lagu sheegaa sax maaha oo uma fiicna Somaliland.

abuahmed
Автор

Cali waran cadoow Muuse Biixi maa u sheegtid inaad lexdankii xorowddeen oo aadan Itobia uga baahneen aqoonsi.

salahmohamed
Автор

Warancade waa jaajuus u shaqeeya amxaarada

maden
Автор

Cali sxb talo ka, sheekeen tariikh looms. Baahana.

mohamedyusuf
Автор

Asc libaax libaax dhalay guulafo cimrigaa haraago inshaalaa wadani ayaa raba inaaan leyna aqoonsanin buufi iyagana waa cada qaatayaal inagaan xuriyad arkin ciyaalkeena waxaey la rabaan gumasi kii kadaran kankuwarasanaaya iyo kuwa lamid ah waxa usheega dhalin yarada aan waxba dareensanen eelacagta lasiinayo oo loosomariyey wadani ala haku dhowro jiri oo joog inshaalaa aamiin aamiin

muhiyadinabdi
Автор

سورية مصر تم الاتحاد ١٩٦٠. ثم الانفصال اهم دليل.

Saeedsy
Автор

Soomaliya itaal daradeeda ma masar bay doonatay sidii ciyaalkii odhan jiray hebel baan kuugu

aishabarakalaafikummahadss
Автор

Adeer adigaa jilicsan kabahana lagugula istaaga duli

CIISECABDULLE-fh
Автор

Masar waxay tiri " aniga ingiriisku igama gusweyna igamana cadda"

AliHassan-hbbn
Автор

Libaax
Libaax
Mr Ali mohamed warancade

fataaxoali