Abdifatah Jarmal | Gabdhow Guursada | Official Video 2023 4K

preview_player
Показать описание
Filmed and Directed by Raage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.

My name is Raage Abdi, I am a professional Videographer in Nairobi. I run a production studio called Setwad Studio.

Booking Info:

BE MY FRIEND:
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi

Copyright © 2023 Setwad Studio. All rights reserved.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku salino xabibkena scw

Siciidbashaash
Автор

War Huno Gabdhaha waxey gursadanba malhe Ha iska jogan Ragi Gobta ah wa Horeyen wa abayowgen Hada inti xumeyd ba so kor martay iLahy mid qeyr qaba Hana siyo 🥺🤲

hinda
Автор

Kahorleexo walee wxba la dhacay..abdi fatah Jarmal iyo team islii band madaxiinu haraago

abwaancayn
Автор

Best camera 🤳 📷 man Walalkey Rage Abdi iyo Boqorki dhantada A. Jarmal

basaniovlogs
Автор

Best Camera Man Macalinkayga Rage Abdi

Kafi-Dheere
Автор

Welcome back boqorka dhanta can't wait dhantii hablaha qoraxay

qamarpoi
Автор

Masha allah inta aadna gaboobin guursada

macquulboojoofficial
Автор

Awowi lajanee nin kan dhaanto isga unbaa haya ❤😂

amiinkahin-fdcj
Автор

Masha allah waa diri galin an caadi aheyn guleysa legend

xalsameabdullahi
Автор

Abdi fatah jarmal come back noolow prother

hashimjele
Автор

Oo abdi fitaax jarmal yuuba cayilaye adeer gm aad

akmaofficial
Автор

The lion🦁 dhanto is came back came back with a fire

goldenboy
Автор

Mash abdi fatah jarmal wankuxise bro runte cam bak

hassangantal
Автор

Qabdhow waa maglosiinee midoo ha iskeento anaa diyaar ah from xuduuda udhaheysa bakistaan iyo hindi ayaan idin kasalaamoyaa

buderqoslyr
Автор

100k marku oo aad qoralkeyga aragto like isaar

ayuub
Автор

Masuul. Fanaanku wakhti dheer buu saaxada dhaantada ka maqnaa si weyn baa loo tebey.

guullanemedia
Автор

Jarmalow adaaba gaboobay ma korinbaa ku dhinaa 😂😂 gabdhaha wax haino bartaan markase guursanayaan isha allaah

leylaahmed
Автор

Laxanka waa lasoo xaday iyo musica .

Waa dhaantadii dhaqan ayaa laga soo xaday.

barrebaariyow
Автор

Maxaan guursanaaa mrkaa🙄🤔ragba Lama arkee 😩🤣kac guursada kuyeh😰🤣

hayaat
Автор

Dhantadan oo bilaa music miyaa la helayaa

Bashiirbarako