Habboon Nuura - Heesta - Haddaad Ruux Is Barataan - Astaan Music 2022

preview_player
Показать описание
Waxaa Hore U Qaaday Seynab Cige
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waan ku haystaa heestan wllhy cod dahab ah qurux iyo jawi Degan nasri iyo nasiib wacan igu beeg allahoow 🥺🥺🥺

MohamedJamaal-idjd
Автор

Hestaan Markan dhagestay waan ilmeyay wlhi murug badan Ayaan daremaa ilahow farxad igu badal yaa allah😢

cabiir
Автор

Aan baadi goobe nasri iyo nasiib wacan. Ilaahow xaajigeygi jannada igula kulmi🤲🤲🤲 mid aan u dhigo dunida ma jiro.Ilaahow sabar isii 😭😭😭

sqynz
Автор

Xusus qaaliya caawa i galisay waan ilmeyay walahy ax ax haboon nuura codkaga mcan

axmedraja
Автор

Magic Atmosphere and Gorgeous Song 🎵 🎶

Abdiwasac-Qorshe
Автор

Cod macaan iyo jilid fiican. Labiska iyo haybada ayaaban ka helay. Astaan Music fankii boodhkay ka tumeen.

ismailyusuf
Автор

Waxaa nasiib daro Ah in aysan dhalin yarada hada jooga ixtiramka Aqoon baal daya gabadhaan way kaga ciyartay mamada hesteedii kulahaa narsi iyo nasiib wacan❌ waana bogsi iyo nasiib wacan ✅
Haboon nuura Waxan kula talineh in aysan Kabtan gashan🙏

ugaazahmedshire
Автор

Hadad ruux is baratan🫂
Uu balad fog kaa tago✈✈
Balanna aad lahaydeen🤝
Ay kaa raaagto boostuna📝📝

I miss u so much my🌍🌍
Aan baadi goobe😔
Nasri iyo nasiib wacan ❤
Igu beeg allahayow🤲🤲

ceoinsomewhere
Автор

Codku waa100
heestu waaa 1000
saynab cigaa igusodhacaday
haboon cood iyo faan ba ku jirah
jawi dagan iyo hees macan ❤
habenimo .arbaca lul/17/7/2023/

claahi
Автор

Cod bay ahaysa maansha allaah haboon nuura

axmedismacil
Автор

heestaan waxaan dhagasaneyey anoo s afrika jooga 2008dii oo tukaankeeyga la boobay, ar maxeey balaayo igu dhigeen waagaas

husseindirie
Автор

Amazing haboon nura fananta an kili tagero hore usoqo my sista

IkranDarod
Автор

I love it. And Habboon is both beautiful and amazing indeed!

kandarabi
Автор

Kaban ka uun baa ka xun.
Saalax qaasim muu halkaas joogo bal waa la yaabi lahaa.

justnow
Автор

Gacaliye rajada kaliya ee an aad usugo ayaathy❤❤❤😢Ali osman ❤❤❤❤❤❤

AfnanCabdi-ys
Автор

Mar walboo heestaan aan maqlo waan yara ilmeeyaa, 😢 qofki si dhab wax ujecel hadana ruuxuu jeclaa ay 2 wadan kala joogaan ayaa dareemi karo 😢 allow adigaa caadil ehee mar un iqradeyda dib noo kulmi

Eng.Shiiqaalow
Автор

Haboon waa fanaanad bal eeg siday mic ugu cayaareyso

Qaramimedia
Автор

Xasuus wakhti aan goobaha raga kuso qatay xabsiga madhera guriga 9aad waa zer timo mantan dib ugu dhagaysanaya magalada adis Ababa

AndirahmanMohamed-ko
Автор

Nasri io nasiib wacan igu beeg allahoyow🤲🤲 2023/8/29

NasteexoShariif
Автор

Ismaa lihi fananad kaa cod macan ayaa laa helay haboon yar

ythhythh