EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xasusuhu iyagoo xanuun ah ayay naftu jeclaysanaysaa inay dib wax u xasuusato😢😢
Aad baan u xiisay kaftankaagi, qosolkaagi, farxadaad ila agjoogtay Qalbi wxd ku reebty xasuus aan marnaba ka maydhmayn.
wakhti Nacas wye ala muxuu ciil kugu dilayaa😢
Nabad igu nolaada adiga iyo ninkaagu😢😢🖐

mohamedelmih
Автор

Heestan jacaylkayga u diri jiray ilaa hadana waan jeclahy laakin nasiib xumo ismaanu helin naaafo caashaq
Heestaan waan iska dhagaystaa markasta 2/6/2020 like ii saara
Naafo caashaq

abdirahmaanjaamac
Автор

Xusuuus bilawgii2018 ayaan isbaranay sabirin wakhti quruxbadana waa soo wada qaadanay lkn nasiib daro way iga dhooftay dibna uma arkin mana maqal codkeeda meelkasta oo dunida ka joogto farxad ku waar
Habeen isniin soo gelayso 11:37
20/8/2023 cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉

aymanmusic
Автор

Heestaan inaan aad u dhagaysto Uma jeclahay dhamaan dadka iga ag dhow way yaqaaneen si gaar ah walaashay manaal shariif shire oo mar walba heestaan markay maqasho dhahda heestii sundus heestaan waxaan dhagaysan jiray ninka iqaba manta anoo la haasawa ka helitaan xiiso rabitaan is biirsadayna u haya kadibna wax walba jacayl isu badaleen isaguna ii ogayn ayaan dhagaysan jiray anoo xishood dumarnimo igu jiray oo aan jacaylkayga si bareera ah u tusi jirin ninkaa si caadiya ula haasaawi jiray alxamdulilaah maalin maalmaha kamida ayuu wax walba ogaaday ana ficil iyo aamus iyo hadalba ku tusiyay heestaan xasuus gooniya igu leedahay ❤😭😭😭😭😭😭

zuuzuumohamuud
Автор

Markey noloshu kuu wacnan waydo oo aadan heysan wll iyo aabo iyo jeceyl aad ku garabtaan neen gacantaduna maran tahy🤲🥺 alle mooye qofkale waxpo ku siinkaro 😢 allow qalpigayga naxariistaada kuweyne jun25/1/2024

Kowsar.muxiyadiin
Автор

Heestan inan Hani la odhan jiray oo aad ii jeclayd ayaan ku xasuustaa, runtii waxay aheyd inan fiican Ilaahay ayaan mustaqbal fiican u waydiiyay

abdirahmanismaciil
Автор

Hilaac baa tahy aniga
Hormuudban ku ahay adiga

Waayo waayo 2019 intaa daawanayza farta taag

suhaibomar
Автор

Walashay iga wayn baa hani ladhaa aadban kujeclahy abayo adun iyo aqiraba meel fcn kurijenaa waxan rabaa markaan hestan so donto inaa dhageesto ayadoo like fcn isran pls like me 🥰❤️🎤

mohamed.dawaco
Автор

Heestan dadka commentiga qoraya waa wada naafo cashaq Allaahu mubarak dhamaantin Alleh waxaad ku faraxdan oo aad ku dagtaan haa idin siyo Waxaan wayeey qof aan jecla waxan helay qof ii jecel maa rabo xanuunkan soo maray in uu mato waxn rabaa hadi calafkisa aan noqdo inshaallaah dhamantin guul ban idin rajeynayaa ❤❤❤

mulkisaid
Автор

Wllhi hadi aadh heestan soo raadisay legend baadh iyo cfmd kunoladha walalaheyga somaliyeedh....meelkasta kajogtaan duni....abidh jira ooo dadka kamuqdho

saidhussein
Автор

Heestan waxaan dhagaysanayaa Ciid Carafo 28/June/2023, 3:30 galabnimo, Magaalo la dhaho Mbale oo ku taala waddanka Uganda.
Hadaad dabaday dhagaysato heestan qoraalkaygana aad akhriso Like ii saar si aan usoo xasuusto maalinkan quruxda badan.

ccasiisducaysane
Автор

9/2/2021 Waa markii Nolosha Macaankeeda Aan Dhadhamiyay Oo Aan is baranay midii Ih Bartay Dareenka Jaceyl Macaankiisa Hadana Ih Bartay Qadhaadhkiisa Waxan ku Jirey Hal sano Oo Farxada Intaa Kadib waxan galey hal sano oo murugo iyo mahadho ah mana Aqaan Sidan Uga Bixi lahaa 😢 isoo Duceeya In Uu Illahay Qalbigeyga Ka Masaxo Inantaas
More like saxiibayal 😊❤

Sir____
Автор

This is haraad baan ku qaba hoyo hamuun baan ku hayaa hooyo mcney😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️🥺❤️❤️❤️missa you hoyooooy 😭❤️

naaneymohamed
Автор

😭😭Qofki qoralkayga arka hay duceeyo wx walba ad ila jceshahy walasha oo kle ahay😭😭😭♥️😭

amraneyyy
Автор

Inta ila dhagaysanaysa 2021 farta taag 🤣😁

noradinapokorupdylahi
Автор

Waa ogahay adiga oo xasuus xanbaarsan Qalbigana ka murugoonaya inaa heestan weyn soo xasuustay Qiso ku reeb bal xaga hoose 😢
Habeen Arbaco ah 31 bishii January 2024 love saar marka qisada ku reebto❤ 2:43

farrrrrrrro
Автор

heestan waxn ku xazuzta ani iyo nolozhydii alle ha ii kaa dayo mcn adunka kugu jeclahy 😭😢

mohamedsaid-nhxn
Автор

Heestan waxa ku dhagesanaya addis ababa waxana safar u ahay oo ubaxaya algeria tahriibe ayaa ahay waqtigan ticketka beri ayu ijarnyhy tariqduna waa 15/03/2025 waxa lagu jira bisha ramadan sacaduna wa waqtigi suxurta 04:25 i.a qoralkan hadan gulaysto dib ban uso boqan dona hadi kalena wll iso duce wax kasta adunkan wala fishan lkn markasta qeyr raje sharaf iyo karamo sxpyal😢

ayman.boy.
Автор

Heestan wan ku xasuusta inan is jecelaney ayaa heestan iqaadi jirey lkn maanta meel ujoogo ma garanayo habeenku heesta iqaadey igu danbeysey inuu nool yahey inuu dhintey war kama hayo ilaa waxan weheshada heestan sidii inuu isagu iqaadayo ayaan udhageysta 💔🩸😭😭🥺💔Haddii udhintey ilahay haw naxariisto hadduu nool yahey farxad ku waar ku leyahey inta qoraalkeyga waxan leyahey thanks

ilwaadaadam
Автор

Hestan qof wlpa o an ka maqlo iska so dupa her wxn maraya an jclado Hani layma dhaho palse Hestan daren goniya pn darema marka maqlo 20205/3/13🥺❤️

SabiriinAbdikadir-co
visit shbcf.ru