Is-r`il oo duqeynta Iiraan go’aamisay, Sin-War oo dhacdo yaab leh qorsheynaya & Warkii Udambeeyey

preview_player
Показать описание
DEG DEG: Is-r`il oo duqeynta Iiraan go’aamisay, Sin-War oo dhacdo yaab leh qorsheynaya, Taliyihii ciidanka Is-r`il oo u cararay Washignton & Warkii Ugu dambeeyey
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Комментарии
Автор

Waar dhibaatada waxaa wada maraykanka iyo Reer yurub ee ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi

khadija-zyzc
Автор

Maalmahan u danbeyay haan idhaahdo bishan udanbaysay wararka ugu fiican iyo xogaha udanbeyay ba cidkaga wanagsan majirto xataa tv yada somalida ee dhaqalaha badan kubaxo marka haku dhex qasmin Siyasada somalida ee qabyaladaysan Hargeisa ayaankaso salamaya thanks 🙏

HajjDiab
Автор

Inaadeer waxaa tahay wariyaha soomaaliya ugu warka saxsan uguna xiisaha badan horay usoco soonabadi wararka xaga bariga dhexe

KhayraMohamud
Автор

رب هب لي من لدنك زوجة طيبة وجميلة انك سميع الدعاء رب اني اسالك وظيفة سهلة عاجلة انك سميع الدعاء اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

XasanMuse-qi
Автор

masha allaah geylan medya ❤❤❤ wariye allaha kuxifdiyo aamiin

mamamuslim
Автор

Imikaad ugu fiicantey
Somalida qabyaaladeeda ha ku milmin oo waqooyi iyo koonfur hakala taageerin. Thanks bro

waberijama
Автор

Hormuudka warbaahinta Soomaalida. Sharaf iyo karaamo ayaan kuu haynaa

XasanXaaji-bw
Автор

Wallaale cunihii waakuu fiicnaaday masha Allah ❤

SumayaMohammed-th
Автор

Free Palestine 🇵🇸 ✨️ Alle Swt Ha idin barakeeeyo dhalinta Xooga Islaamka

jimaleahmed
Автор

Israel waqti geed wa dhamaday insha allaah muslin mitu way guulsan saa ❤❤

caaqilkaumadda
Автор

ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH XAMAAS GUUL XUSBULLAH GUUL DHAMAAN XAQ UDIRIRKA FALASTIIN FALASTIIN GUUL GUUL GUUL IYO GOBONIMO INCHAALLAH

aichadjibril
Автор

Yuhuuda Ciyaar Ciyaar bey Wadaa Dowlada Iiraan Ma Aha Jabhad Sida xamaas iyo Xisbilahi Soo soco Siraadeey ban leenahay Yuhuuda

abdikadirhaji
Автор

❤😂ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh ❤😂🎉😢😅😅

AbdiAgood
Автор

Yuhuudu awood uma laha inay weerarto waayo hadaaney mareynka garab ka helin oo ah inuu fuliyo mareynku ayna yuhuudu sheegato inay qaaday weersrka taasna waa mid la ogyahay

MohamedDahir-ts
Автор

Waan.kusalaamay sxb faarax lkn waxaan kudhihilahaa codka hagaajiya mic ayaa wax kaqaldanyihiin

cusmaansheekh
Автор

Halays Dilo
Dagaal waxan ahayn
Daawo Lagu waaye

jeedalmedia
Автор

Yaahowdu kulahaa: maa salnaa Qaza illaa shacab aan laynay

mohamudabdinur
Автор

israaiil waxba masamaatso ee maraaykankaa waxaaba kadanbeeya waa la adeegsadaa israaiil uun illaahay hajabiyee maraaykan iyo yuhuuda

ShaaficiMaxamed-qw
Автор

Sln kadib wararkaagu maxuma ee fadlan wararka ku saabsan iiraan dhexdhexaad ka ahaw majiro diinta islaamka wax shiico ama suni layidhaado islaam waa islaam

addeomar
Автор

Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win win insha allah aamin scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴

crisaaq