Arooska Amiira Qurux Iyo Ninkeeda King Ceyda Oohin Afka Furtay Ax

preview_player
Показать описание
#xantasomalida#somaliya#qiso#Wararka#
Ku Soo Dhawaada Xanta Somalida Nagu Soo Biir Oo Kamid Noqo Dadka Nagu Xiran
Xariif Iska Dhig Subscribe Saaro
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Marun baa mise waabeen
Jacaylku waynaan iyo yaraan makala laha
Nabigeenii Muhamed khadiija rc iyadoo kawayn ayuuguursaday scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

NajmaSiciid-pn
Автор

Nayaa beenta daa ceyda waa qof amin san amira wana dad is fahansan amira iyo ceyda xirir ayaa kaa dhexeya dhaab ah❤❤❤

LibanDjamaDjama-blgj
Автор

Amiira qurux iyo king cayde maxaa loo karbaashey ❤ManshaAllah ❤mahadsenid ❤,

SahraDahir-vj
Автор

Amiiro. Dhib here ayey soomartey. Kadib. Iyada ayaaa nolosheeda. Lasoodhibaatootey. Markana. Waa muhiiim. Iney. Guursato. Nin. Dhaqikara. Oo. Diin leh. Oo wanaaagsan. ❤❤❤❤❤❤

XamdiaxmedMaxamed-yyqf
Автор

Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤scw scw nnkh nnkh ❤scw ❤scw scw

SahraDahir-vj
Автор

War xanta iskadaay qiyaamo baa soodawe

mohameddeeq-zr
Автор

Yaawaaye marka ninka aroosirabo amiira

SaaroIbro
Автор

Waxn ma ninba mise waa nag teda kale yaa balamiyayi 😂😂😂

yaxyeabdirahmaanabdi
Автор

Been badanaaaa qoftan mida kale maxaa kaaa galay beenalay baa thy Ee haku daalin caymir ka dhax dooda kuma qaado waayo dan taada ma Aha Ee dan taada raaco waa laguu dhama Amiira qurux mss million qurux queen miira Anaga la jecel wax kastoo samayso mida kale cayda Adi maa isku wada waa yaabe 😅😅😅😢😢😢😂😂😂😂

SundusXasan-sspb