Caafimaad majiraa kalamaan waad iska baxdeen amar la, aan marki hore shacabka nigu xeran waad wargiljirteen . ( isku soo noqod wanaagsan kalamaan )
abdulgaadirahmed
Wakhtigan xitaa inqabiil inlasheegaa waa mamnuuc
FadhiJaqalabirr-pyit
Kalamaaney waxaa Somalia ka muuqata iney MIIRKII iyo MAANKIIBA colaad ween dhex martey oo ayagii isku kacsan, kaaga sii daran haddana la waayey cid kala qabata oo ay tiraahdo : MAANEY u dulqaado waashaada MIYIR ; war MIYIREEY adna xumaanta ka daa walaashada MAAN .
MIIYIR IYO MAAN LAYSKUMA DHUFTEE KALA DHOWRAAAAY .
abanuuromar
Waxi kadhacay ceel baraf kama hadlinaha 👀
cabdiqadirmaxamed
Asc kalamaan iyo alshabaab ma saaxib walli ma maqli kalaman baa wax laga dilaye
Maxamedkhadar.
Soomaalidu intooda waalwaalan bay dhagaystaan .
Anaguna idinkaanu idin dhagaysanaa
colsiidaayeaxmed
Dadli askartii laayay mala soo malasoo qabtay?
nrx
Raga Soomaaliyeed dagaaladii bay ku waasheen waa wada waali dhaqantey
Mudaneey
Soomaali isku maqan iyadana lagu maqanyahey
YassinArif-kc
Darogadan la dal dalaa hadan ladeen dad wale aa
naleye
😮NAW WAAR MIYAAD ARAGTEEN GARAC AMA WICIL SOCDA OOKALE GARAC AYAAN AHAY?MAYA
WAXA KASII DARAN ILMA XAARAANKA
KU DARSOO WAALIDKII XUMI UBAD XUN AYUU DHALAA
ILMA XAARAANKU ILAAHAY KAMA XISHOODO MAR KASTANA XAARAAN AYUU KA SHAQEEYAA AMA KA SHEEKEEYAA
REER MEDIA 90%WAA GURUUC IYO ILMA XAARAAN😢