5 Qof ha aaminin

preview_player
Показать описание
=======================================
Connect with me on social media
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed

Subscribe to my channel:
Subscribe to my second channel:

My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer

Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects

Sounds:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

1-Dadka faafiya dadka kale sirahooda
2-Dadka dadka kale si xun uga hadla
3-is mooge
4-dadka aan dadka kale dareen kooga kala jecleen
5-Dadka aan mayada aqoon

William_apdalla
Автор

Maanta aniga haday laygu oran lahaa Yaa u Qalma Madexweynaha somalida waxa aan oran lahaa Ayuub Dhiirane 🇸🇴❤🙏

Daw_-ladKk
Автор

Walalka Markii Aan Bartay BartaaDa YouTube AQligii ayaa ii siyaaaDay
M allaah illahay CaafimaaDka iyo AQligaBa Ha ku siyaaDiyo keep going pro

afataxbadalalaahig
Автор

Best Teacher in World 🌎 Alle Swc Ha ku Karaameeyo Wllo Waan Daawada Talooyinkaaga Waana Talooyin Ay dadku Ubaahan Yihiin Gaar ahaaan Somalida

mafaatixulkhayr
Автор

Anigu waxan ahay qof aminad badan marar badan ay dhawac iga imady qalbiga aya dhagax inoqdy xita hadu qofka run shegayo ma ma aminayo xita cibgeyga uma shegto tasina xanun bey igu noqotay wlhi ma maslana aminada qofke dontaba ha nonoqote

qalihaji
Автор

Mansha Alah aad Baan kuu taageera waxad kahadashay wax hada taagan

dekaibrahim
Автор

Mnsha allah ustad ayub alle hakuxafdiyo 👍

cabdiqanisaalax
Автор

Maasha Allah Mahadsan wllky qli alle haku shafro

ayanabdi
Автор

Wallahi dadkaas wey inagu badan yihiin subxaanallah illaahayow diinteena inagu ilaali

kabdi
Автор

Mclin waxan ku qiray inaad thy Dhiirigaliyh Somalida💯

BIRLAQE-nq
Автор

maasha Allah Ustaad Ayuub ilaahay ha ku barakeeyo Abaalkaaga jano ilaahay ha ka dhigo waad na dhiirigalisay

adoontiiallah
Автор

Masha allah Allaha hakusharfo wllo wax badan nokordhisay❤🙏🙏🙏🙏

fadumodahir
Автор

Walal ayub kawaran dadkas hadey familka ey kamid yihin oo lagu ogolen in masakin aad waxsiso lugu dahayo anaga nasi hada sin weyso balayo kaso raceyso allaha nogargaro mahadsanid walal🥰

zaynabnuur
Автор

Mahadsanid 👍 wax badan ayaan kaa faa iidey.

sahramohamed
Автор

Mahdsnid ustaad keep going 💪 👏 🙌 👍 🙏 ✨

alihassanhussain
Автор

Very informative, these are also islamic teachings.

DuaforAyeeyo
Автор

Wll wxan u Bahanhy inad i cawiso dhip Aya i Hesta

zharmakeqoranezharmakeqora
Автор

Ustadka samigeyga ah Thank you so much 🙏

mrilkacase
Автор

Ilaahay amarkii hadii aad fiiriso muuqaal uu wiilkan lee yahay aad dhahdo meelna nololshayda saameyn kama yeelanayo been ayaad sheegtey
Mnsha allh ustaadii ilaahay ha ku xifdiyo
Wey jiraan dad marka ay wax kaa rabaan kaliya aad aragto inta kalena inaad dhimatey io in kale aan ogeyn
Xiligaas kaliya aad aragtana maanta dhan wax kugu sasabaya oo aniga ayeyba caawa oo ugu danbeysey igu dhacday😯👍

Inasuldan
Автор

labadayda waalid marka laga reebo ma jiro qof kale oo aan aamino

siciidmaxamed