Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 09 11 2024

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Universal tv cagmadhige asalaamacaleykum masha alaah

MahamadAbdiAbeey
Автор

Rabbi haw hiiliyo falastiin iyo dhamaanba muslimiinta dhamaan

rawdayasin
Автор

10:56 layaabka golaha amaanka qaramada midoobey waa meel uu xishoodkii ka dhamaaday sbbtuna waa iney yihiin shaqaale u shaqeeya USA iyo moscow ama 5 dal ee dunida wereeriyay waxaan warkan cag madhiige ka dhagaaystay golaha amaanka ayaa maanta cunaqabataayn ku so rogey hogaamiyayaasha waddanka sudan is barbardhiiga israiil iyo sudan nitaniyaahu miyay ku dhacaan

maxamuudhusseinabdi
Автор

Prfs maha waayo waa doqon bartii yaqaan ah nin la saaran yahay hadana aan diirin waa dayuus 7 0k waa maalin taariiq leh inta dhimatay allaha u naxariiso QM maba jirto waa hay'ad ay sahyuuniyada leedahay
Naato ayaa burburisay libiya halaka qaramada midoobayna ay baabi'iyeen ciraaq suuriya kibirka wuu damaan calaf Alle ayaana la cunaa laguna noolaadaa

CabdirahmanxasaXasanmankey
Автор

qorshaha kufarta ay qaateen ee gasa dhibka ah iyo in ay shacabka gasa dhibkooda barakicinta xasuuqa iyo dhibataynta shacabka reer falastiin ee gasa iyo alaqsa waxa ay kufarta yuhuda maraykanka iyo xulufadooda waxaa ka hooreeya qorsha ale oo ka awood badan ka cadaalad badan kana run badan rabiga sareeya ayaa waxwaliba ay gacantisa ku jirtaa cid kale oo wax badali kartaa ma jirto ilaa ale mooyee reer falastiin iyo reer lubnaan. ale ayay leeyihin ale subxanahu watacaala qorshahiisa waxaa weeyo in uu gasa iyo alaqsa uu xorayn doono ka xorayndoono kufarta. yuhuda maraykan iyo kufaar oo dhan ayna ka xaaran tahay gasa iyo alaqsa aysan kufaari qabsan Karin markaa qorshaha yuhuda iyo kufarta ee gasa iyo alaqsa kii ale subxanahu ayaa ka wayn kana horeeya wax badali Kara qorshaha Alena ma jirto iyo cid ka wax ka badali karta qorshuhu waa kii ale jihadka ka jira gasa ale ayaa og wuuna guulayn ale ayaa taas sheegay wax walibana waa xagiisa. insha alaah baidmilaah

KaltunAbdille
Автор

Jimcidda quruumaha ka dhaxaysaa horta ma jirtaa haddii ay jirto yuhuuda ayey wax ka qaban lahad ma africanka ayey ka adag tahay

MohamudColaadYusuf-kipw
Автор

Carab ayaa ka masuula gumaadkaa iyo gaajada lagu hayo reer gaza dhedig weeye marsykanku qabo

MohamudColaadYusuf-kipw
welcome to shbcf.ru