Borame | Magaalada waxbarashada iyo xadaaradda | Waaberi Show | Xalqadda 16aad

preview_player
Показать описание
Borame | Magaalada waxbarashada iyo xadaaradda | Waaberi Show | Xalqadda 16aad
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mashallah ilaahay bilaash iima jeclaysiin boorama😂❤waaba magaalo wada culumaa ah sh hebel sh hebel❤waligey Deegan soomaaliyeed gooni uma jeclaan boorama sidaan hada ujeclahay dadkeedaa wax bartee media ku arkaa iga gadey aleeylahe❤waana jeclaa taariikhda booramo inaa maqlo mar mahadsanid aboowe c/raxmaan cumar jasaakallahu kheyr❤

anisaahmedabdallah
Автор

the gold vioce abdirahmn waberi ❤️
is muujiyaa reer borama❤️🥰

ahmedfaarahcashuur
Автор

Masha allah beautiful city Borama City gobalkii aqonta somaliyeed ✍️ 🇸🇴❤❤

ibrahimahmed
Автор

From gobolka aqoonta awdal borame waa ku salamay libaax

unknownjacky
Автор

اللهم اجعل هذا البلد آمنًا ❤️
My Home Borama 😍

Samiir_yare
Автор

Waa xalqadan sugi la'aa borama jano my city❤😍

sallahahmet
Автор

Waxaad ku xejisa gobolkii tafiirta iyo awoowe yaasha iyo dalxiiska ee ceerigabo sanaag, barnamij fican weye oo aad ugu xidhanahay thnx abdirahman waberi

abdirisaqmohamoud
Автор

Boorama hoyga aqoonta iyo ilbaxnimada from burco

abdirisaqjagtaofficialchannel
Автор

Boorama iskuulka waxbarashada Somaliland oo dhan 😊😊😊😊😊🤲😊💚💚🤍🤍❤️❤️🤲😊🥺

suleekhafarax
Автор

Waaw msha allh

Xabashida waa noo dagaal tan iyo qiyaamaha

foosiyaxuseen
Автор

Gobolka jamhuuriyada halkaa soogaadhsiiyay gobolka awdal 💖💖cilmi ❣aqoon waa kuwo Jamie ah sifooyinka lagu yaqaano sifooyinka lagu yaqaano

abdirahmansalaan
Автор

Borama home of education is muujiya ree borama

IMZEMPYY
Автор

Walahi hooyaday baa ku jir tay diyaaradaa nogana shakaysa waxa lo odhan jiray diyaradihii xabashida😢

KingLuukaboy
Автор

Wow my home town borama jano keep going libaax

CaddeThahir
Автор

Xaafada shiikh cali jawhar waa xaafadii aan degenaa freshteydii❤

mohakobrachannel
Автор

Masha’Allah home sweet home Borama jano 🙌🏻♥️🔥❤️🩸❤️❤️❤️.
رب اجعل هذا البلد امنا مطمئنا يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

rahhasan
Автор

Aad baaad umahadsantahay❤❤ wllo c/raxmaan

athadomr
Автор

1984 Ciidama Ethiopia Sobobta ay U weeraeren BORAMA waxay Ahayd Sobob la xidhiidha JABAHADII HORYAAL ee Xoraynta DDS qayb wayn ka ahayd

Halgankii JABHADII HORYAAL

Waxaa ka mid ah jabhadaha JABHADDA HORYAAL ahayd JABHAD DDS xornimadeeda usoo halgantay oo axmaaro ku jabisay xadka wajaale ilaa duleedka diridhabe,
buuraha Danbaleed ilaa jinacsani ilaa Harar .
Horyaal waxay ahayd jabhadii ay Ethiopia diyaaradaha ku duqaysay ee ay lahaayeen shacabka ree HARAWO,

Jabhadan si culays loo saaro
Waxay Ethiopia samayssy waxna horay u samayn.
Magaalada kaliya ee soomaaliyeed ee ay Ethiopia diyaarado ku duqaysay waxay ahayd BOORAMA

sababtu waxay ahayd oo kaliya in ay magaaladaas dadka degen la hayb ahaayeen shacabka ree harawo ee deegaanka soomaalida oo dhamaan si toos ah iyo si dadban xubinba uga ahaa ja hada HORYAAL.

Hamze-wltw
Автор

Waan Sugeynay walaal Abdirahman Mahadsanid😊

MaajidoZ
Автор

Ciyaal wase meeshu boorame mahe waa BOORAMA ❤

rafiqmediapro