Boorama oo markii ugu horeysay lagu qabtay xuska sanad guurada ciidanka Booliska Somaliland

preview_player
Показать описание
Saraakiisha ciidanka Booliska gobolka Awdal ayaa sheegay in sanadkan gobolka ka dhaceen 4636 Danbi , 2000 oo kamida kiisaska danbiyadaasi ayuu xukun ku dhacay, Sidoo kale gobolka afar dil baa dhacay sanadkan 2021 waana tiradii ugu yarayd marka loo eego sanadihii hore

Boorama Cable kala soco warar , warbixino , barnaamijyo kala duwan oo ku xiiso galiyo kama maqna arimaha siyaasada iyo bulshadaba xataa madadaalo ayaad naga helaysaan

#boramacable #boramacable2021
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALILAAN WAXAA AAS AASAY KORNEEYL CILMI ROOBLE FURE ((CILMI KABAAL)) ISA MARKAANA AHAA LA TAKLIYIHII MD MAXMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL.. MAANTANA DADBAA ISKA DHIGAYA INEEY AYAGU KAA XIGAAN WAA YAAB

nadiamohamed