PRANK,DADKI DHAN WEY DARDARTAY😁😁

preview_player
Показать описание

Комментарии
Автор

Gabartada qrxda badan iyo wilkaga qrxda badan isma lihi inad dhafaysid saliga nebi muxamed scw

IbraahimYare-opzf
Автор

Alll cawa sida uqoslay le ladan wax igaga drn sundusa siday camera ula daba cararaso all kuwan funny waye walhi 😂😂😂😂

bahjabahjabilan
Автор

Wlhi ladan si daacad iiga qoslisay waardiyuhu suu uorday udardartay wxksta iiga drn maryihii dhigan gdhy kiki youtube adi ku bhna funny tihin wlhi samia lso dhaqso😂😂

AyaanXuseen-ls
Автор

Miskiin ladan amaanta quruxdi ayaa ka jiirtay kiki😢 xajiibka waa qurux illahaybaana no gu sheegay ayaad qur.aan weye mansha'alah 😮❤

HooyoMcn-xo
Автор

Asc asxaabta
Ku saliya xabiibkena mohamed scw scw

Mohamed-yhg
Автор

Qosol iguma xarin wlhi kiki YouTube ka ku bahan so funny 😂😂😂😂 sundusna cameraman walan😂😂❤🎉

istar-sb
Автор

Sundus waaba mucjiso gabadha see camerada ula daba orada igu daran😂😂

queenqadriina
Автор

sudus waxwalpa iiga daran gabdha camerada wey kadaba carartay😂😂😂😂

ishwaaqalihassan
Автор

ayy kiki afcad durba 10 days gadahood 152, kun xidhay masha allah aad ban utaageera agabdhan keep going sister🎉🎉❤

sacdasiman
Автор

Gabadhii labisneed wa isku qastay hal mar😂😂

anzalabu
Автор

Ala saa u su gaayay Lee prank ladan qosolka iga dhameeysay wllhi samiyo kusoo xiji ayadana waa su gaaynaa 😂😂😂

Fartuuneyyy
Автор

😂😂😂😂 Waa fani waye prk ku wad kiki Sundus waa iga qoslisay

adoontaalle
Автор

4:44 naa istaag naa istaag sxiip sug dharka ha bixininee kulahaa sundus 😂umad maaha camera shaqadeeda gudaneyso wye way ka daba cararty 😅gacanaa kuu taagany

DrsSaarah
Автор

Ladan cidi waaiska jeclhy wllhi see uhadasho 😂😂😂😂

Bahjoabdirizakxussen-lsnz
Автор

Sunuseey camera da ma xaasidnimaa ula daba carartey wlhi wax walaan iga dheh waa fuuray😂😂😂😂😂😂

Xalacdy
Автор

Ladan masha allah wallhi manta dharka aad wadato waa mid kugu qurux bdn m.a sidaan ku soco xpipti adunyo iyo akhiro wax ayuu kugu taraa galasha haku dayanin dhamn wan idn wataa inta aan alle dar tiis ku walalowna aan islam islanhy alle janadiis ha inoogu cazuumo ❤❤❤

JawaahirSiidow
Автор

Kiki qurux qofki uguhoreyay Ayan ahy wallhi wakujclhy mcnto abaayo😂🎉😅

SahroCabdi-ng
Автор

Sundus waa mucjiso wlh Sundus iga qoslisay 😂😂😂

nasirchadli
Автор

Ala manooli sundus ladan aaba kadaran saamiyo soo bobsi iyadana❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

saajido-ep
Автор

DUNIDA MASOO MARIN RUUX KA KASHARAF BADAN KAN RUN BADAN NABIGEENA MAHAMETH CSW ❤🕋

shqarBoy