'Waa Kuma Guuleystaha $2,000 Challenge? | Finalka Xamaasadda Lahaa!'

preview_player
Показать описание
aad baad u mahadsanthn wuxuu u yara habsaamay muuqalkan si wacan baanu u soo karinaynay aniga iyo team kayga waxaan halkan uga mahad celinayaa teamkayga ​⁠edit bay @Abumotion1 ​⁠
​⁠second editer @EissaAbdalla12 ​⁠​⁠
waxaan idinka codsanayaa muuqaalkan dhaqaale iyo wakhti baa naga galay meel dheer gaadhsiiya mahadsanidinidin plus Eid Mubarak
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Soiibso.com waxaan ugu talagalay dhalinyarada hamiga leh in aan shaqo abuur ugu sameeno dalkana aanu keeni badeeco jaban tayo na leh waxaa noo qosheysan dhalinyaro badan in aan u rumeeno riyooyinkooda waxay ku xidhan tahay in aad na dheerigaliso oo soiibso customer u noqoto mahadsanidin 10k like plus share ❤

coachmaryama
Автор

War gabdha ilmeysay oo walaalahed ka fakaraysay hala caawiyo haloo istago shaqo haloo abuuro waa gabar yar oo hami leh waliba quruxbdn

MohamedhassanBarqadle
Автор

muna masha alah wa qof ixtiraam badan siday wiilsha wallheda itixgalisayay masha alh❤

UbaxSagallcabdiraxman
Автор

Muna lacagta la siayay ka badan bey u qalanta walhi sidey ula wadagtay guusha wiilasha oo ay u tiri wlaallahey baan la guleystay marka ayna noqotay guuleysatada gabadhaas ku labo abayo waa inana yar oo cajib ah❤

ShamsoMaxamed-ym
Автор

Gabadha ku guul dareysatay qofka guuleysty wax ha siiyo.😢😢😊

siciidcalijaamac
Автор

Isbigros wa funny boy 😂😂😂😂😂 maclimda ila challenge ga bilabnyay wu ka qoslinyay how she’s smiling wow 😂😂

yassinhersi
Автор

Maryama adiga caawi gabadha walaal wax wada qaybsiga ku bataa waa farxada inta kale adunka yaalo hadii la qaybiyo way yaraadan lkn farxada Marka la qaybsado ayay badataa inshallah abaayo nasib xumo wan arkay ilintada lkn wan rajayna in aan maalin ub arki doono qosolkaaga inshallah

MohamedhassanBarqadle
Автор

Anigaa rayigaygaaa ladnaaa inshaalh walaaladeed say wax uguuu qabaatooo

ShaymaSaleeban-doqv
Автор

Best challange in somalia sameysay coach maryama m.a👏🎉👌

zakariaabdinur
Автор

Ustaad ganacsatada yar yar baan ka mid ahay adi maa mas uul ka ah❤❤

Maryamaabdikain
Автор

Gabadha tartanka ka baxday caloosha ayay ka hadashay rajo wayn ayaa gashay, waxaan rahaynayaa qof gacan qabta inay heli doonto Insha Allah ❤

nour.husseini
Автор

Masha Allah Muna u have good heart ❤️ Abayo I’m proud for you Masha Allah

MuctadFarrah
Автор

waxan rabaa inaan youtuber noqdo inaad iga caawiso ban rajayanayaaa wll waxan ka mid ahay tagerayaasha coach maryan❤❤❤

sports
Автор

We need more challenging like this, is Big Ross ayaa qurxiyey challenging

abdishakuurSHAKO
Автор

Thank you Coach Maryama Barnaamij Qurux badan ayuu ahaa Xaqiiqatan, dhalintuna si wacan ayey u fiicanaayeen Maansha Allah. Casharka aan ka bartay ayaa wuxuu ahaa: Go’aan qaadashada inay mar walba ku fiican tahay Single Person, Muna igu salaan she is very cool and braver.

Abdul from Munich

Abdul-Typist
Автор

Wow muna san urabey iney guuleysato wow guul always muna star ❤🎉

ubaxabshir
Автор

Ladan wllo waad guulaysan doontaa ha is dhiibin waligaa.
Allah hku Wanaajiyo❤

IFTIINKANOLASHA-
Автор

wad nagala so daahday macalimad maryama❤

bashiirahmed-ju
Автор

2 askari hala igu daro kulahaa.😂😂 He is really funny.😂

AbdiwahabMohamudIsse
Автор

Maryama wllo Gabdhi hadhaY EE ladan 500$hartaY sii wllo please

dayaxyare
welcome to shbcf.ru