Soo dagso barnaamijyada xiran ee Play Store-ka

preview_player
Показать описание
Mararka qaar, marka aad doonto in aad barnaamij kala soo dagto Play Store-ka, waxa uu kuu sheegaayaa in wadanka aad joogto aan loo ogoleyn barnaamijkaas.
Si fudud uga gudub xuduuddaas oo soo dagso barnaamijyada xiran ee Android-ka.
Barnaamijkee kaa xirnaa ee aad hada la soo dagtay?
📌Fadlan la wadaag asxaabtaada.

Комментарии
Автор

Macalin barmaamujkan waad igala raagty 4 months ago u baahna wllhi lkn waad ku mahadsanty 100%

haarinaarilyrics
Автор

Cajiib! Mahadsanid macallin, barnaamijka [app] kooxda aan taageero ee Manchester United ayaa iga xannibnaa in muddo ah, hadda waa uu ii shaqeynayaa. Mahadsanid mar kale🙋‍♂️

LabeentaBulshada
Автор

Mahadsanid macalin snspchat oo in badan ku dalay so dajin tisa cawe so dagsaday wax badan ka faidey mashallah

khaalidahmed
Автор

Mahadsanid sxb qali inbadan ayaad noo faaideysay waana ku mahadsan tahay

ambaadam
Автор

Aad baa umahad santahy sxp txn pro macha Allah 😯😯😯😯😍😍😍😍😍

Ebrahim
Автор

Maasha Allah wall
Sida HAPPYga leh eed wax usoo jeediso
Alle haku ilaaliyo

suadawil
Автор

Tnks walal fiirso qof aad wax ka faideysid malayacni intad waqti KU lumin laheyd

nikipella
Автор

Sxp wan ka faai'dnay jasaa aka allah

ashqanhabib
Автор

Wow in badan ayaan raadinaayi thank pro hore u soco

abuukaraxmed
Автор

Wwww mashllh mahsanid wll wx bdn ayaad naga caawisaa jisaakallh ❤❤❤

safiyacabdi
Автор

waaww mahadsanid macalin aad baa uradinaye qof ibara

cabdullaahicali
Автор

tnkz mcln ani wey igu dhcy wx bdn o ina anfaacaayo ayd ka hadashaa (idriis ibrahiim, abdulahi axmed) kafaaodeusta asxaapta 👌👌👌👌👌👌

mahadadowhassan
Автор

Sxp aad iyo aad ayaa kaaga mahadcilinaynaa
Thanks

abdirahimyusuf
Автор

wllhi wllkn taageero soomaali ah ayuu haystaa masha allah wllhi dhamaan waan akhriyay commentiyada wax i qanciyaa maahane wax kale waan ka waayay alle ha inoo xafido wllkn asaaxbey aamiinta waa dhankiina

husseinishaaqmohammed
Автор

waa inaan dagsadaa si aan ula wadaado dhamaan asaxaabteyda

husseinishaaqmohammed
Автор

Masha allah ilahay ha ku ziyaadiyo aqontado saxibow wale dhibato weyn weyn baad iga xalisay wad ku mahdsantyhyna.

amer
Автор

Horey waa aan udawadey balse manan tijaabin hda ayaa wax ubahdey waxana qasab igu noqotay inaa tijabiyo wana ku faa idey keep going broh mahad sanid madama aad i caawisey👏

nuuralas
Автор

Thank you cashar aan raadinaaye baad i siisay

ibrakadarba
Автор

Im252 Horay usoco pro wax badan ayan ka faidney runti🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

raamaaweys
Автор

Kuwa iPhone ka ka hadal bro ayagana wa sano kale ama lacag ayu ku weydinaya

mohaburhan
welcome to shbcf.ru