DAA UUD CALI MASXAF - LONDON SHOW IYO HEES MACAAN IYO KABAN CAJIIB AH

preview_player
Показать описание
BAIDOANEWS AMAANDHOOREY
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa mid kamid ah kabaniistaha ugu fcn ee nasoo maray allah ha u naxaristo heesihiisa waa heeso aad mcn ka fan ahaan

maxamedmacalinoomaxaa
Автор

Marka uu horaysa waxaan codsanaya inaad uu ducaysan daaud cali masxaf Iyo inta kale Muslim ka ah ee dhimatayba waxaa dhimatay hoyada anigo yar iyda iigu soo duceeya please wllayal

altovldamir
Автор

Daa uud cali masxaf allah ha una xariiste wlhi nin jira aabaha kamanka weeyaan

rashkadiiriye
Автор

Daa'ud Cali, May Allah give you his Mercy & bless you in his jannah. Aaamin. Maanta Ayuu geeriyday marxumka. 24.01.2020

abdiakzimb
Автор

Dadkiii janada daa, uud cali masxaf waynooo janada iyo heeseheeni macaana

yaasiinsomalilander
Автор

kama daalo dawashada hestan I like this song

akahiyebare
Автор

Naxariistii jana ALLAHA siiyo waa ereyadii abwaan Axmed Ducaale Xiirey, laxankii Daa'uud, luuqeyntii Daa'uud iyo Maandeeq.

CabdiraxmaanCabdicumar-pgvx
Автор

Allah yarxma
Kltuun buukuyiri shacnigaaga Dhan
Waxaa cajiiba. Hadaad iga danbeyso Adigaan weliba kufarayaa ayuuyidhi taaladaas.
Allow u naxariiso Fanaan Weynbaa Dhamaan Geyiga somalida kabaxay

mahamudmahamedxaaji
Автор

Alle ha u Naxariisto Daaud Cali hada ayaa geeridisa la ii sheegay.... raximullah

Yedo
Автор

Allaha U Naxaristo legend Daud Ali Masxaf. Maamusku laha ma helin Malinki u dhintay.

abdullahifathi
Автор

Daaud allaha unaxariisto fanan io muscian an jeclahay bu aha

khadarhassen
Автор

Allah ha unaxariisto manta ayu dhintay😭😭😭😭🤲🏻24.1.2020

queenyismail
Автор

Wakhtigii uu la qaadayey Maandeeq iyo hada waxaa u dhaxeeye Farqi weyn Daauud waa ustaad aad qqimo ugu leh fanka soomaaliyeed

mobayle
Автор

Daud rabbiyoow Jannatul fardowso ka waraabi .

maancabaas
Автор

xasan cod daauud cali masxaf waa abahi fanka somali alle haku naxaridto amin amin amin amin

samiramohamed
Автор

Ilahay ha u naxaaristo jannatal Fardawsa haka waraabiyo dauud Ali masxaf

khadramusse
Автор

Allaha naxariiistii jano ka waarbsho wuxuu geriyiday 24/1/2020 Alla yarxamuka

omerozil
Автор

Rabi hakuu naxariisto qof qalbi fiican waaye

calicilmicali
Автор

Rabbi Yarxam Daa'uud cali masxaf maanta ayuu geeriyooday'e😥😥

abdullahisuhayb
Автор

Alle ha u naxariisto hooygiusa dhabta ayuu aaday alle danbigiisa ha dhaafo

axmednuurmaxamuud