FANAANKII DAA'UUD CALI MASXAF OO KU DHINTAY MAGAALADA JIGJIGA.

preview_player
Показать описание
Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxaa maanta ku dhintay fanaankii weynaa ee Daa'uud Cali Masxaf oo kamid ahaa kooxda Waaberi.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alaha Unaxariisto Janatul Fardowso Alaha Ka Waraabiyo Dhamaan Reerki uu ka baxayna Samir iyo iimaan Alaha Ka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

alcadaalachannel
Автор

Naxariistii jano allaha siiyo janadul firdowza alaaha kawraabiyo samir iyo imaan dhamaan ehel iyo qaaraabo soomaaliyow idil samir imaan allaha nagawada siiyo

daahircalimaxamed
Автор

Allaha unaxariisto daud cali masxaf kaliya fanan bis mahane waxa uu ahaa fan-kaabe ee illah kitaabkisa mida ha ka siiyo

paultwocock
Автор

Allaha u naxariisto janadana allaha ugu bishaareeyo

ashaali
Автор

Ilahay ha unaxaristo allah ka cafiyo wixii dambi ah kitaabkisa midigta Allah kasiiyo familygisa iyo qarabadisa samiir iyo iimaan aamiin

haldhaa
Автор

Alle Yaa raxma janatul firdowsa Alle ha ka waraabiyo

MohamedAhmed-jugi
Автор

Allaha unaxariisto oo Qabrigana ha u nuuro

badrudiinnuur
Автор

Ilahay ha unaxaristo qabriga wasac hawga kitabkisa gacanta midig hakasiyo

deeqageeljir
Автор

kitaabkiisa kacanta midig allah kasiiyo

walalahakulmiyemedia