Wajiga U Qarsoonaa ANDREW TATE & Muslimiin Badan Oo Ka Xanaaqay

preview_player
Показать описание
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin

QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR

KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD YOUTUBE KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar

COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA

Qalabka CODKA - AUDIO

LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA

MUUQAALO XIISO LEH

Комментарии
Автор

Allahayaw diinta xaqa ahe
Islamka nagu dil mumin Nimona noo dheertahay🤲💚

mustafesiciidismaaciil
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

dhjckei
Автор

Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

Sharma_cade
Автор

Allow muslimiinta ugargaar meelwalba ay joogaan 🤲🤲❤️❤️

Mohamud.Ahmed
Автор

Andrew Tate waxaa ka muuqata amaba ka tan badiyay xanaaqa uu u qabo Ingiriiska, inuu kooxda midigta fog taageero wax lala yaabo maaha, balse waxaa ugu daran inuu markii horeba uu xanaaq iyo ku xumeyn Ingiriiska iyo Mareykanka uu kusoo galay diinta Islaamka. Allah haku hannuuniyo diinta, hadduu munaafaq ahaana Allah dhaqsi ha uga qabto.

HassanMohamud-wh
Автор

Qofkii ugu horeeyay ee ku leegareeya kuna dawaada ❤😂

AhmedabdisalaamMuuse
Автор

Ilaahow rabiyow islaamka meel walbo uu joogo u gargaar🥺🥺🥺🥺

caishamaxamuud
Автор

Alla saa usugo lee video yadada jah ❤❤❤❤❤ i love you bro❤❤❤

shukriahmed
Автор

Munaafiqnimaa uqarsaneed illaahay ayaa soo muujiyay cadaawada uu muslimiinta uqabay

munahassan
Автор

Ninka liye aan youtube ka taageero hosow pro😂

Ismailhukun
Автор

Hosow bro..Dhinaca diinta wixii calooshiisa ku jira isaga ayey u talaa, lkn lama xidhiidhin karno, fikradihiisa..

zackayoub
Автор

7:28 Falastiiin illahay ha ugargaaaro 🙏😭

inagaraadxaange
Автор

Walal cisman apka swechcon ayanraba inaadlacagiigasarto
Fadlan isojabab

baabamaama
Автор

Wallal waad mahadsan tahay waxaad tahay qofka kaliya ee waxa dunida kadhaca noo soo gud biya anaguna like ayaan kugu sharfaynaa❤❤🎉

AbsameAdam
Автор

Allaw ha nagu nabad galiyo meeshan imka way soo yaryaraanyane

asmaomar
Автор

Niyow hosow waxaa ku jeclahay
Muqaal taya leh
Kooban
Codka safeex ah
Micna badana ku fadhiyo
M.a❤❤❤❤

clcasiismawliid
Автор

Wuu saxsan yahy Ninkan islamka ma dhibateenin Lkn dalkisa Ayu difacanaya

Dalkiina imada Oo dhista ceeb ma ahn qof walba wadnakiisa haku laabto
Qof walba wadankisa ha dhisto

mustafmohamedfarasle
Автор

Waa narcissistic, jawaab kale umahayo.

ubahdahraan
Автор

Hosow bro reer galbeedka soo galootiga faaido ayee ku qaban wiliba kuwooda xirfada leh kuwa ku nool oo idil waa ajaanib

AjAweisOFFICIAL
Автор

Wcsww wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤

Sayidabdirahmannurhirsi