Hees Cusub Axmed Zaki iyo Heestii uu Gobolada Somali da u Qaaday Show gii Germany

preview_player
Показать описание
like and Subscribe Haldoornews Channel
Комментарии
Автор

igadanbeyow hadaad somali nasaba tahy like ii dheh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

mustafecabdi
Автор

❤️ Jigjiga ❤️ garawe ❤️ hargaysa ❤️ muqdisho ❤️ kismayo ❤️ borama ❤️
Sln sare 🤟✌️🙏🏻👌

mohamadmahamuud
Автор

bilhy jigjiga Nice blhy way nuuraysaaa bilhy jigjiga war reeer jigjiga like ta badiya badiya iyo hargaysa viva

xamdaoskor
Автор

Viva the Greater Somali Republic 💪💪💪💪💪💪💪💪
Somaliland⛤
Somalia⛤
NFD⛤
Djabouti ⛤
West somali⛤

mohbulshaawi
Автор

balad haawo iyo luuq ganaane jecliyaa tolka one love gedo😍😘😙😗😚 rer abtigey iyo heer abaheybo Caabudwaq

nistahamuhamud
Автор

hargysiyo Bali Gubadle Iyo shekh berihi gabalay Amaan wad U dhamysy Dhulki Barakysna

Qofnaba.
Автор

wajale xusuus qaali igu ah ama igunoqondoona gabiley inta gobolka kasojeda like fadlan

mustafecabdi
Автор

Hargaysa caday inti reer hargaysa like haigala bakhaylina

maaxmarwamarwa
Автор

boorama iyo saylac wooow allow idaa dhulkyga

hibonuura
Автор

Mansha Allah reer ayeeyday reer boroma jecliya allow awdal miyaa jiirta meel lugu badasho reer ayeey dadka ugu sareeyaya wali one love from jigjiga from bosaso deeqa

Hasaam
Автор

masha allh borame iyo saylac jecliya dhulkayga

asmadaganiloveawdalsallal
Автор

Saki wacdaro dhigtay 💕💕💕💕💕💕💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

nestheahassan
Автор

guracel ha bal Marin viva gura cell Somali wayn one lov

nimcoyareyyarey
Автор

Awdal iyo salal(saylac) ciyaartyadii saylici(viva ciyarteena)💚👻❤

mohamedzaki
Автор

shirib mxn jeclhy heeztn waa favourite kyga ceel baraf guri barwaaqo hdad ila jeceshahy like ta ha ila dhaafn plz 💋❤

amirtayyip
Автор

war gobilo gobilaw war gobilo sar gadod halkan ku barbarayo hoyaday lagu gursado abahay ku garadsado allaw ya gado Mar taga masha allah

saprinamaxamad
Автор

hees wacan golodadii waan ka baahaye
boorama

faadumohussien
Автор

mnsha allah wa hees an mar iyo laba tona lagaga dhargeyn allow inoda dhulkena baxadaleh ii nolow ahmed zaki

nasraabdulkariim
Автор

Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe 😘💪💪viv

gabarbarichannel
Автор

barta barta lascanod bosaso iyo beri garowe kublabn nice Somali song

mohamedremier