TOOS: Dunida iyo Maanta

preview_player
Показать описание
TOOS: Dunida iyo Maanta
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nacalatullaah caleek yaa xassan dhiiqo, horror baahan, meyd canshuure !

Man
Автор

Anaga jognay dalka wax xaquq ah helin dadka qaxoti jarmalka Inu so celiyo iminka ma aha

FarhiaismailMohamud-zy
Автор

Kolka Ka musuqmaasuqa galay uu ka hadlo musuqmaasuqa waa duni aakhiro samaan.

Tobanka dollar iyo Shanta dollar waa been. Mashaariicdi uu liqay buu indhaha dadka Ka jeedinaysaa.

The_Observer
Автор

Xassan dhiiqo, Ninka asxaabul qubuurkii intuu qixiyey hadana canshuur ku soo rigay marka dib loo aasayo, maxaa kale oo uu u daahayaa? Waa qof baahida & gaajadu la dhalatay, oo aan caqli kale lahayn waxaan ka ahayn: Musuqmaasuq, eex, qabyaalad & maxaan cunaa, maxaan dhacaa !!

Man
Автор

As bahda BBC maga cayda waa sahal Omar ahmed jooga g/Jubada hoose gar ahan dhobley aniga waxan oronlaha hamelyo tharm waxan layahy sotarxil somalida dhaman sogalotigaga

HaweyoBile