Marke Hijaab Gishatay Ayuu Gursaday 172 Bari bis Ayuu Lanoola Daawo Sababta… ||@QulasadaFilimada

preview_player
Показать описание
flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls

waxaa igala soo xariirikartaa Cinwankeyga instagram


#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi
Комментарии
Автор

Wax walbo waxa ka macaan qur, aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

KaahiyeKaahiye
Автор

aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤

farxaanibraahim
Автор

Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

AbdibasirSalimMohamed-hwdl
Автор

Aan Ku salino xabiib keena scw scw scw scw❤

Maanav
Автор

Wlhy wa iska oayayy 😭😭 allow jaceel dhab isii oo xalalisku noqono

UgbadAhmed-fy
Автор

Ajar and ku ledhy igula Sali nabiga salalaahu calayhi wasalam ❤❤😢

ifraxmahad
Автор

172 maalin qurux badan oo hadane murugo bdn 😭😭💔💕🥺

SowdaDaahir
Автор

Flimka kawanaagsan ma daawan doontid waan hubaa flimkaan imaankaga xata kor buu uqadaya masha allh siday isu cawinayaan❤

kafiyaabtidoon
Автор

Wll filimaantan camal noosoobadi waayo waan kahelay

ardocabdiyusuf
Автор

Janada aduunyo ee laguu shegaayaba waa adoo Hela gabdh wanaagsan ❤illhow nasii gabdhaheenana kuwo wada wanaagsan nooga dhiG 🤲

sahalabdi
Автор

Wallahi zaa ud aa ugu helay ee noosoobadi filimaanta noocaan❤❤❤

AhmedCbdi-prhk
Автор

inkasto ay flim tahay hadana lamaanaha sidaas iskugu faraxsan oo kle waayaha io wakhtiga ayaa kala kaxeeya 🥺☝️❤️

Qomaal__mustaFe
Автор

Waa qiso aad umudan kudayasho 😢😢
Aan kudayano qoyskan oo kale 😢😢😊

caynishilabo
Автор

Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الله ❤💙
Follow isoo dheh wll Qali❤️🙏

Amiiraqurux-ic
Автор

Haa wax welibo waxaa ka muhiim san kalaamka Alle❤❤❤❤

SaabirClaahi-yi
Автор

صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤

ayanayaninasaida
Автор

Masha Allah wllhi waa filimka kaliya aan daawashadisa ka helay

RodoAxmed-nn
Автор

Hada ayan telegramka ka dawanayay wlh wan ilmeeyay😭
Waxan xqiiqzady "Dadka wangzan dunida kuma waaran" marki la dhahayay in ay run ahayd😭✅

mushtqmohamed
Автор

Noo keen filimaantaa noo kale😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢

Safwaancabdi-igde
Автор

Mansha allah nolosho diinta lagu dhaqmayo wax ka farxad badan ma lahan.
Allah subxaanahu watacaalaa ha nagu sugo diinta

caytoeconomist