DABAQYO LAISUGU FAANAYO:-Muqdisho oo si qaldan u dhismeysa,Dabaqyo Dhaadheer,

preview_player
Показать описание
DABAQYO LAISUGU FAANAYO:-Muqdisho oo si qaldan u dhismeysa,Dabaqyo Dhaadheer,Xaafado isku raran ah,Wadooyin la'aan iyo Nadaafad darro waa Muuqaalka Caasimada Muqdisho ee loo arko in ay sameyneyso Horumar Dhismo,haddaba maxaa ka qaldan Muqdisho? WARBIXIN.
Комментарии
Автор

City plan dowladda shaqadeeda waye, dabaqana shakhsi ayaa dhisanaya. Yaa gabey shaqadooda?!

jamilanor
Автор

The strangest thing about the buildings are they build them so close to each other all the windows on one side are covered😮 and they block the light of smaller buildings, who would rent or buy an apartment with no light coming from windows.

Tamsim
Автор

Urban planning ma Somali taganaa some of the buildings and locations are shocking

bongasasa
Автор

Barkallah lakiin reerbaadiyah la cagta helay umda ka ilaliya egn waa in la keeno waa farxad kuwa keny dhisaayo mey wadankood dhisan walee ninkii laha dhulka aya ku dhaxlayo hada ka fekara somaliyey

mancityfan
Автор

Mogadishu waa xero mooryaan uma qalanto in lamaal gashto!

Am-pkzh
Автор

Waa top ingineerka dhalinta yar warkiisana waa run👌 xageen kala xiriiraa?😊

maryanruunshnuur.
Автор

Qof kasto Engener waye marka inee dowlada kala sarto😂waye hubiso

shamisali
Автор

Unukaa iska leh Muqdisho inay foolxumaato layaab ma leh, ❤️

abdullahidaad
Автор

Engineero in dawlada hoose ayaa la rabaa oo casriga la jaanqaadi kara.

fe
Автор

Tuugo Umadda Inee Dhacdo Rabto Aa Dhahday Guryo Aan Dhisaa, Umadda Allaha Ka Qabto

delmwnc
Автор

Ayadona waxba la dhisin oo buush ahato ayaa fcn oo amni la helo bas hormar hada maqashid Waa amni markas ayuu imana hormar

SMATransport
Автор

Hadii aycadaslad ka jirto magaalada lakiin madaxdii loo doortay in ay magaalada qaabeyaan iyagiibaa boobaayo dhulkii banaanaa ee shacabku ku nefisilahaayeen

ShukriHaashi-cnyf
Автор

Jidadku ma yar yara ee nidaamkaa yar yar

jamilamoalim
Автор

Wax waa la dhaliilaa laakiin warkaadu ma ahan war caafimaadqabo oo wax badali karo

AbdullahiShuute
Автор

Meelihii magasladu ku nefsan leheed xasan shiiq ayaa gatay aawey jardiinooyinkii waaweeynaa meelihii dowladu kaheed ee banaana

ShukriHaashi-cnyf
Автор

Markih horaybah xaran bah lagu dhisay waa bobkah iyo moryan qodanaysah qabureh xamar waxaa kah socdah waa igu sawir kk waxaan u shegayah darodkah inay kah wantoban mal gashigah xamar sababto ah xamar waa mel moryan

abobasement
Автор

Ingineer ayaa la sheegtaa. Bal arka haddii Muqdisho dhul giriir ku dhici lahayd, dabaqyada dhulka la dhigi lahaa

sali