Lesson_10_Past continuous tense_Part 2

preview_player
Показать описание
ku baro hab online ah English-ta, Computer-ka iyo accounting-ka meel kasta iyo waqti kasta
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mahadsanid macalin wallahi waxbadan kaa faaiiday macalin tanks wallahi macalin❤❤❤❤✋❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏

CabdalleKingjr
Автор

Mahadsanid macalin badal keeda oo cilmi ah Rabbi haku siio i, a.
Codsi Ustaad grammer lessons ka ee Tenses ka ah xogaa busy kujirtaa wan dareemeynaa ustaad waqti dheer wey naga kala go'aan ee ustaad inta awoodid nooso dadaji shukran

abdirahmaanmohamed
Автор

still watching 2024 jazaakallahi kheyr ustaad

raziinamoh
Автор

Asc ustd qeyr allaha kaasiiyo dadaalka aad Ardeyda Somaliyed u heyso.
Ustd hadaad fariinteyda aragto, noo soo sharax haday macqul thy.
Waxaan ku kuweyiinaa sharaxaada IYO FASIRKOODA
TUSAALE
NOUN beauty
ADJECTIVE beautiful
ADVERB beautifully
VERB beutify

xaajiaamin
Автор

Mahad sanid ustaad waxaan ku weydiinaa pat continous part 1 halkee ayaad soo dhigtay waan waayey.

tiitecali
Автор

Xagaa Kala socdaa ila present continuous tense

UbahAhmed-ik
visit shbcf.ru