WARKA SUBAX EE KNN 28 08 2024

preview_player
Показать описание
WARKA SUBAX EE KNN 28 08 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

NIN DOORASHO HA LA AADO KA XANAAQAYA YUU HOGAAMIN AMA YUU HOGAAMINKARAA MA DHIRTA IYADAAN HADLEYNE

barsaqanbarwaaqo
Автор

Waqtigaan ma ahayn in isqabqabsi iyo fidno la abuuro

mariammohamed
Автор

Tuulooyin ka uu kasoo jeedo qoor ta gareen wey banaan yihiin sidaas oo kale ayuu jecleysaneyn in xarar dheere la fadhiyo Lkn niman ayaa birta iyo dhiig la ho fadhiya.

munamuuse
Автор

Waxaan idaacad mahan waa
Qashin war meeshu ma ceerigaabo baa mise waa laascaanood

FaisalMohamud-xp
Автор

Asc Asxaabeey waxii loo riday Dowladii Dadka ee Shariif Maxamed Siyaad Bare waxa aay aheeyd in aan laga dagin xilkii laguu magacaabo is aad u soo dagaa shay uu yahay Boqor Tooyo fiiri Axmed Madoobe waa kan ugu weeyn ka dib waxaad noqanee Saami leeyda Siyaasada tani sow Somalia maahan Digtaatoor aan Xilka ka dagin hadii lasoo qaado xika kadago aqligu waa Dil ka dagi maayo halkan dhiig ayaan u soo Daad shay mana ka dagi maayo Xilkan beesheena ayaa xaq u leh

ayaanleabdule
Автор

CIIDAMADA SOMALILAND NAAGAHA WAA KA LITAAN.

sshirwacaadan
Автор

Kuwaan war xumaa?
Laascaanood goormey noqotay Sanaag?

musamohamed
Автор

ARGIGIHISADA SOMALILAND HADDII LA BABICIYO HARGEYSANA LAGA QABTO, , WAXAA BABACAYAN QAWARIJTA WECELADA SHABAB.

sshirwacaadan