Mashallah Alle ha iskuun barakeyo adoygaaga awladaada Alle hakusoo nabad celoyo qaali wanku jecelnahay dar Alle bn ku jecelahay waad ka baxaysaa dhibkan mar uun dulqaado samirku waa wax weyn diintena qaali Alle baaa gaaalada kagaa hiilinayaa
luulosman
Tv baan kaa dawada telphone ka waxaan usoo gala in aan like kuu saaro qoraalna kuu reebo allah cadowga hakaa qabto farxad allah ha kuugu deeqo❤❤❤❤
fatimahassan
Mash Allah Faadimo caqligan kugu Jeclahay Sabir Abaayo Gaaldu way ku korin way ku soonoqo dhamaantood Bi idni Laahay Hadaad Awoodaan Adiga iyo xajigaba cimro utaga Baytu Laahay Xaraam Alle ku soo barya
raxmaducaysaninacawil
Faadumo hbn iyo maalin waan kuu duceeya ilahay caruurtaa yaryar ee dulmiga lagu haysto ilahay kahuu soo fududeeyo qalbiga adkayso wardiga badi ilahay isku xidh nuurkaa kaa baxaaya dada baa xanuun ku hayay guulayso aakhiro iyo aduunba
Aqoon kuuma lihi lkn hooyo iyo aabo ku dayasho mudan baad tihin guulaysta aakhiro iyo aduunba ha is dhiibin waligaa ilahay baa kula jiree💪💪💪
suhuurcabdle
Faadumo buraanbur allaah sabarka ha kuu xoojiyo inshaa allaah waad helaysaa awlaadaada imtixaan baa jira waad ka baxaysaa dhib lagu ma waaro xabiibti🥰🥰🥰waad ka baxaysaa dhibka inshaa allaah.
VEllaa-ei
Abaayo mcn Faduma, samirka iyo dulqadka Alle ha idin siyadsho adi iyo aboowe insha Allah guusha wey so dhowdahay
Wallahi Alle nama hojinayo intaas oo qof oo muslim ah ayeeynu nahay kugu xiran oo kuso duceya marka ilama ahaan inu Alle naga aqbaleyn ducadena ee waa nalaga aqbalaya blse Alle waxuu egaya samirka ayu egaya.
Marka abaayo mcn samir iyo dul qaad Alle wuba kugu deqa halkas kaga hay mcnto❤❤❤
khadijasamater
SubhanAllah. Abaayo Illahay hakuu soo celiyo caruurta insha Alla. Walahi been halagaa sheego wax ka xun malahin. Kuma aqaano uma akid quf ilmaheeda dayacdo oo garaacdo ee ma fahmin waxay marqati u ahayn inay kugu nabaan. Insha Allah waka gulaysan dontaa.
Macaanto yurub waan kunoolnahay iyadoo ilmo laqaadanin waswas socoto tahay Marka dadka qaldan hadhegesan ilmaha ilaaheey hakuu soo celiyo xanuunka waan kula daremeynaa adkeeyso guul kuu danbeyso inshaa allah
shukrisheikahmedmursal
maamo fadumo wlhi wan kul dareemayn faraxd iyo murugo alle ha ka badbaadiyo gacanta galad rabi samirka ha ku adkeeyo
ayaandahir
Kal iyo laab inaankuu jeclahay illahay ayaa markhaati ka ah ilahayna waxan kaaga baryayaa farxado fara badan aaamiiin ha quusan hana is dhiibin maalmihii wacnaa way soo socdaa iiinsha allah
sacaadahashihashi
Masha Allah quruxey farxadada waa farxadeena Rabi imankaga hakuxafido walal mahamudna wxn leyahay jazakallah bogtiina Rabi ayadhayi doono IA
nimobare
Masha Allah famadi fikadadawado Horey usoco
jiijomohamedyusuf
Allllah haa kugi aabalmariyo samirkaagaa aadiyo xaajigagaa aawladinana Allah ha idiin soo celiyo, dadka intaa idi jecel naa badan ee intaa yar dhag ha u jalaqsiin walalo
sofiaomar
Mahatsanit mama allaha kula joro wax dhibataa kuma garayaan
ubaxmohamedwarsame
Insha allah abaayo way kuu imaanaayaan ilmaha kuligood niyada qayr u sheeg xabiibti
fardowsaxasan
لااله الاانت سبحانك اني كنت من الطالمين
Ducadaan badso apyo mcn allaha kaaga so qaado ubadkaaga