HOW TO BUY USDT ON BINANCE 2022

preview_player
Показать описание
SUBSCRIBE

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin keep going bro

kheerjecelmedia
Автор

Aad bad u mhdsnd tahay saaxib, hal talo ayan kusinaya Somalia marka la joogo wax Master card ama viza card waxba lakagama ibsan karo marka waxa jiro nidaam sarifle ah oo USDT aad ka ibsaneso oo ayaga Binance kugu so shubayo marka warbixin buuxdo marka hesho ama xog kala duwan same hda kadib
Muqalkaga hda walalaha yurub iyo melahaas joogo bu anfaca kuwaas xita uma bahno usdt toos aye buy udhihi karan coin ke raban,
Aniga waxan sameyay sarifle an aqano lcgta udiray kadibne address ka wallet keyga siyay kadibne wan ibsaday coins ka rabay mhdsnd

hayaanmedia
Автор

sxp dad la hubo oo sarifle eh lacag nooku shubo cjonstyle noo samee oo lacag teena ku aamini karno

footballhdr
Автор

Micnaha sxbkaan somalida somalia jooga lama hadlaayo. Hadaba nagu kala wada. UK, Maraykan wax usheg he.

youngquubbe
Автор

Nio Somalia ayaan joga sideen deposit 💵 usamaystaa

masonmount
Автор

Mr rooble Tv sxbow mopelka ubado nio sababto ah ciyaal mople ayaa ubadan hay isku day. Marka mopelka inaad kasoo record gareyso thanks for checking out

zaamzk
Автор

War akhayaarey wax fhma aniga somaliya ayaaa joogna talo nasiiyaa baagamuudo nimo aa na wareerisee kaarle haku jirine EVC AMA E DAHAB AMA JEEB wx sheega kaar ma qabne

cabdicasiisbinahat-trick
Автор

Waxaan ahay qofkii kobad ee daawada like

madaqadasare
Автор

Will you make video about how to but USDT in Bitfinex?

AlexAlex-hcre
Автор

Sxbw cryto hoos ayuu usocda rajadada inuu kor aado suuqa faida bdn laga heli doono intee la’ektahay

deekaarte
Автор

USDT lcgta dolarka maahan waa coin.
lcgta dolarka waxa ladhaha USD

ahmedmohameddahir
Автор

Zxp sare mobil kasoo samee adiga oo isticmaalaya

abshirsoft