Prank Anigoo cabsan Miyaa live so galay maxaa igu ka lifay |

preview_player
Показать описание

Комментарии
Автор

Ita markii hore naxday like dhac dhac 😭😭

sabiriinmuuse
Автор

Inta ani cml war jeceel soo orode like ta❤😂✌

K_m
Автор

Subxnallah wuxu yiri gaalada xitaa way sameeyaan wll qof muslim ah miyaanad ahayn waa adiga gaalka ku dayanayee alle ha ino naxariisto waxn jogna zaman waxan ku hadlayno aanan aqoon wll xabiibkeeena muxamad scw ayaa ku dayasho kaa mudan scw scw alle ha inoo dambi dhaafo 😪

liibanyare
Автор

Wallahi galabta ayaa ku dharanayay ineey barnk tahay sababtoo ah nin dhul gaalo intaas sano joogay oo aan waxaas lagu arkin waligiis siduuw hada asagoo dhulkeenii hoyo joogo u sameynayaa Allah haku xafido wll qaali shar Allah hakaa hayo

Deeqo
Автор

Noosobadi lagend🤣🤚

First time aan comment ka bixyo waye wlh i liked

akram
Автор

Wllhi tiktok baan ku soo arkay waan ka naxay daacaddi😔

dahabzaafi
Автор

Live ka kabax qafka dhehe oo ku jaray yaawaaye😂😂😂😂xaly ma daaweenim shiiiit😂😂😂

quendafna
Автор

🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wlh wan Qosla kan Cabtooy weyn waye Qof cabsan indhahiisa leedahay Allaha ku soo hanoniyo

adidarka
Автор

🤣🤣🤣🤣🤣🤣 laki waad kawaashay wllhy umadii ilaahay balo hakaa hyo

bishaarougbaad
Автор

Mana waalee hee tiktok run run u cansaneed😂😂

mohamuudibraahim
Автор

Habeen wacan dadkeygah loveku waa dhankiina❤😊

farxadfamilyoficiel
Автор

WORLD RECORD PRANK IN SOMALIA ADIGO KUYALA REAL PRANK ✅

GARASHOENTERTAINMENT
Автор

Runleeba u maleeyay waanba naxay iska dhaaf waxaas waa iga talo

faatuushfaraxsan
Автор

Wllhi xay waanaga gishatay wallee ani qosalaa kabixi waayey

exabajonka
Автор

Wllhi tiktoke ayan kaso arkay run ayaan umaleyay wanaxay lkiin hday prnk tahay allvmdulilh

nazirzaweyto
Автор

Lakin aniga wan oga ina qamri caben marka tik tok kugu arkay wala qiyama is dhahy wan naxay lakin nolow horay usoco baro

ilhaanmaxamed.jimcale
Автор

Lkn wlhi wan ka naxay shalay ayan ku arkay TikTok ga iga tag 😩😩prank wuu iga so booday 😹

samisonaa
Автор

Adeer kaas baranki manoqdee war kale sheeg🤔😇😇😂😂😂😂

ibraahimyuusuf
Автор

Hhhhh cabtoy semberi cabtoy leeaye wlhi laki jilinka waad kufucantahay

dalmardadadalnurshe
Автор

Walahi sxb jilinka walahi aad iyo aad ayad ugu fican tahay walahi sxb ee sxb hurmar wacan laki boy

maxamedshugri