DEG DEG:- 'Buunaw waxaad arki doontaa wax aad cayda Ugaaska ku dayn doonto'.Xoghaye Khalid Bulo

preview_player
Показать описание

Комментарии
Автор

Waad mahadsan thy wll.waayo xalay kama seexan hadalkii buuni dhagax ha lagu dilo buuni hadduu boorame yimaado .wuu urayaa buuni waa garac aan la dhalay buuni

Dulmi_diid
Автор

Gadabuursiyow hadaad diliweydaan kaasi waa marlabaad oo aad dhimateen marhore ayaad udhimateen markii aad magaaladiisii kaceliseen maantana nooca kusoo kalaqabanaya waad arkeysaan saldanadaa ugaasyada somaali samaronbaa ugu facweynaa karaamadiisii ma ilaalinkareysan umadaha kale kuwareeja anagaa sharaftiisa illaaline masiyaasi Ayuu moodayaa ilmaxaaraanka maxaa ugeeyey

cabdiraxmanmuxumed-sryf
Автор

Dadkani nasab maaha ugaska waxkashegaya anoo ah qof dumara ayaa 7 cisho cunto cuni waayay marki ugaska laceliyay ilaahadana aad ban uga xumay

saadocabdi
Автор

Lacag ayuu ku qaatay inuu aflagaadeeyo lakiin waa in wax latuso waa QABAAN lagu adeegto

nadiamohammed
Автор

Waa ciyaala suuq waxaa u ka Shaqeeyo Wasarada cayda gadabuursi

SabahAbdi-jc
Автор

Kan buuniga aqli yari haysaa neef weyi gadabuursi xukumadan hadaa weyba u badheedhey iney xumaan iyo cey iyo bahdil Dusha ka saaran ninkaa meel ha la iska saaro ugaasku reer ayuu matalaa ugaaskiiba hadii sidaa loo galaayl o dee samaroona sidaa uun loogaley ugaasku samaroon ayuu matalaaa sidaan ha la isku dhaamo hada reerkA NACDEEN DEE ABTI WADADA KA MARAA WAXAAN YAR IYO weyn aad wadaan joojiya hadii kle ta xunbaa danbeyn . Ilaa ragiii madaxda ahaa ay u badheedhen reerka iney cagta hoosteedA galiyaan dhan wanwalba doqon nimadaa la isla yeeli maayo

faatimamarish
Автор

Wasiirka cayda buuni, gabalkiisaa dhacay

husseinaden
Автор

Wuu xadgudbay waa ciyaala suuq waa in shaqo laga qabto waa in la tuso wuxuu yahay

nadiamohammed
Автор

Kan hooyadii ku aftirsadaa muxuu buuni ku haystaa ugaasku waa ugaas samaroon lkn maaha ugaas gedobiirsi buuni waa

SamarooncaliSam
Автор

Waryaa buuni waa sheeqa xisbiga kulmiye iyo muuse

Muxiyodiin-xnfp
Автор

Kas xataa mamudna xolah hadal wayo wabulaacad an waxba kaxishoon wayo shaqada loodirtay baaba intaasa malinteeda hagaadho

OmarAhmed-fgkc
Автор

Waar waa jaariyad la soo diro futada iyo calooshu ciyaar ugama bixin waa neef loo dhiibo ceebaha umada ma xishoodo

farhanqalib
Автор

War ninku codkar sana wa ba geesigi owdel, waxa lamida ninkan, nimcan hilah libaxyo gulesta

Zeytun
Автор

Adeer adigu ayaad tahay horta buuni waaa suldaan waxna kama qaadi kartid haduu xilhayo iyo haduuna haynba waaa big bower family maxaad kusamayn kartaa miyaad cawryi kaxishooo wasiirka hadiikale gacan ayaa wax lagaaga qaban doonaa

abdisalan
Автор

Uguuska makaahiil siyaasada hakadaayo hadii kale habarcafaan ma metalo

SamarooncaliSam