YURUB GEENYO || JEEGAN JALEECADA NEW QAACI 2022 || KABAN USTAAD C/NAASIR MACALIN CAYDID

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waaw yurub geenyo codmcn haben jimco sogaleyso 27/4/2023 waxan jogaa kampala

mowliidaxmed
Автор

Caleek Caleek Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ ♥ 😍 ✨
Inanti Codkeeda La Holin Waayey Badelki Khadra daahir Cige Alle Yaa Raxma Raaximiin 🤲

cismanabdi
Автор

Waa Jeedaal Jaleecada ee maaha Jeegaan jaleecada. Halka iska sax adiga iyo Yuruba geenyoba.

mohamoudmohamed
Автор

Halkeday dhigtay heesti yurub sowtu raxma amazing voice 👌 wlle Magaca bilaash uma bixin

faadumoaxmed
Автор

Caawa oo taariikhdu tahay 17 09 2024 waxaan ku dhagaysanayaa Magaalada Abu Dhabi iyo Emaratka Carabta waxaan xasuustay habeen aan dhagaysanayay heeskan anoo ag maraya Jeelka weyn ee Magaalada Hargaysa abaaro 1 dii habeenimo waa xasuus hore

abdirazakhuzein
Автор

Halkeedi Bay dhigtay wlle sowtu raxma codkii nasiino iyo raaxaba lagu dareemi jiray baa heesaya ♥️

armaankhadar
Автор

geenyo fiska jaalkayaw xageed ku noshihiin😍

achmedhussen