TOOS: Doodda Jimcaha

preview_player
Показать описание
TOOS: Doodda Jimcaha
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaan layaabay halkii cir lagu sugayay ayaa ceer yaamo katimid hogaan kii umada hadii aysan hishiin Karin umadana ay ukala qeebsan tahay iyaga goorma ayeey umada soomaaliyed hishiis noqon kartaa Alow umadaan qalbiyadooda mid kadhig Adiga ayaa awoodlehe Aamin Aamin Aamin 😭😭😭😭😭😭

alesuge
Автор

Maxaa codka idiinkaga dhacay manta wariyuhu codkiisa hoos ayuu udhigaa malinka uutabinaayo warka waa ii madax xanuun!

saynabmoamiin
Автор

Shekoyinka malo awalaka aha ama sheko argagixiso

cabdilaahicali
Автор

Culumo Soomaaliyeed wax layidhaahdo ma jirto ee waa Koox ay daba kawado failed state of Somalia oo siyaasad ku lug leh lidina ku ah jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland iyaga oo ka soo horjeeda heshiiska Somaliland iyo Ethiopia dhexmaray waana kuwii Kenya abaabulka dagaalka ka soo wadi jiray xiligii dagaalkii Somaliland lagu soo qaaday ee Laas-caanood. #VivaSomalilandandEthiopia

Abdiqadir_Omar
Автор

Allaha unaxaristo kitaabkiisa midigta Allaha kasiiyo mujaahid cismaan ceel haniya Aamin 😭😭😭😭😭😭😭

alesuge
Автор

Maxaa diiday in umada soomaaliyed hal wax oo kaliya ay Ku hishiiyaan wax uun in aan mid kanoqono maxaa diiday bal iisheega soomaaliyeey midaas

alesuge