JavaScript Crash Course In Somali - 2 - Console object

preview_player
Показать описание
Ku soo dhowow JavaScript bilow ah! Taxanahan waxaan ku bari doonaa Modern JavaScript (JS). Taxanahan waxaa loogu talagalay cid waliba ee rabta inay barato JavaScript. Waxaan si guud u daboolayaa dhammaan wax waliba ee aad ugu baahan tahay Modern JavaScript.

#JavaScript_Somali #JavaScript #JavaScript_Crash_Course
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wad mahad santahy ustaad sharaxadada waa ok
Waxaa ku dartaa Zoom in aad sameyso.
Iyo casharad in aad Timeka 10 daqiiqo ka dhigto Shortcutkana aad iyagoo qoraal ah ku soo darto si uu u argo qofka ustaad wad mahad santh mar labaad casharada noo wac haka caajisin

livegood
visit shbcf.ru