Afhayeenka Ciidanka Booliska Cabdifitaax Aadan 'Waxaan gacanta ku soo dhignay shabakad burcad ah.''

preview_player
Показать описание
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.

Item ID: FCVNSML
Author Username: leto

#SUBSCRIBE #SNTVNEWS

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

La shaqeeya ciidanka bulshooy aan horumar gaarnee insha’allah

abdurahmanabdullahi
Автор

Masha-allah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Guuleysta Weligiin

-kd
Автор

Maasha, allah guuleysta, iyo intii gacan ka geystay

saladmohamed
Автор

Masha Allah Waa Guul war Dadkaan Waa wada Cabsanyihiin oo ha La laayo hana lawada Xirxiro Baqtiga Naf Iyo Nolol Waa La waayay kuwaa ITHOPIYA Taageeraya kuwaas Ayaan La Yaabnay Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim

sarahkadiye
Автор

Shaqo wacan police kena sharafta leh guuleysta

cazkaosmaroble
Автор

wlh waa arin aaad iyo aaad logu farxo alx plz yaanan ciidanka sharaf leh lagu celin arxan laawa yaashaan si ay kuba kale ee ku dhax dhumanaayo ciidanka somaliyeed logu sheego in ay dowladeena so jeedo mansha allh👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

mohasomalichanal
Автор

Masha Allah Waa ❤Wadada kaliyee Shacabka soomliyeed Quluubtooda lagu hanan karo waana Sumcadii lagu Yaqaanay Askari dhaartay
Ciidanka in uu noqdo ciidan shacab waxaa suura galiya masuulka ciidanka xukuma Waxaan waliba ku talinayaa In askariga Fal geesta kaligiis Yaan la talabo qaadi Taliyihiisa Koox ilaa Qeeyb Halaga talabo qaado ilaa heer xilkaqaadis si masulku ciidankiisa ula halgamo

DhaxalDareen
Автор

MAASHA ALAAH GUUL ILAAHOW NOO DHOWR CIIDANKEENA NUUCKASTA OO UU YAHAY ILAAHOOW NOO SIYAADI NEECOWDAAN DOLADNI.O EE AAN DAŔEEMEYNO GUULEYSTA GEESHA YAGOOW GUULEYSTA

barsaqanbarwaaqo
Автор

Waxaad ar kaysaa askari aan taraafiko ahayn op gaariva hor istaagaya oo taargada terms.itiraale galinaya oo kuleh lacag keen laysinka keen buugga baabuurka keen taraafik maaha

abukardhaay
Автор

Maasha allah guuleysta mar kasta waan idin taagera

Dadba idin taagera marka aad wax qabataan oo keliya sorry 😞 shaqadu guul io guul daraba way leedahy guul guul guul goor kasta

ibraahimmaxamed
Автор

hadiiba gacmaha laga jaraynin malinkasto waa laso xiray lee maqlee

abdulahihassanjimale
Автор

Guul ayan urajey na police 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴🫡

Koyama
Автор

Xabsiyo wanaagsan dowladu hasameeyso dadka ayaa leysku dhex xirin dad xun iyo kuwa fiican waxana halagu baro dad wanaagsan sey unoqdaan

leyloqaali
Автор

Kuwa siinka dheer joogo ma ku jiraan miyaa???

abuu
Автор

6 miljon oo dollar waye 10 kun ma ahan

iman
Автор

Sharcigaan saneey cabdule ma qabto miyaaa sagaal isbaaro AA utaalo muqdisho iyo inta u dhaxaysa ceeldheer

kd
Автор

Shuute ha lo geyo xukun adag ha ku ride

mohamedosman
Автор

Kuwaan waa caruur u baahan dhaqan celis

MyYoutubeK