JavaScript - Data Types & Objects - Somali Beginner Tutorial Part 7

preview_player
Показать описание

Waa qaybtii todobaad oon ka sameeyo luuqada loo yaqaano JAVASCRIPT oo ah luuqad loo isticmaalo front-end iyo back-end markay noqoto web development.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Thanks Duraan Ali wlhi sfcan ayaa ufahmay objectska waa kuwaresanaaye thankful 😍🤩🤩

-abdifitahabdi
Автор

aad ayaan ugu faa'idey cashirkaan, more details iyo sharaxaad wanaagsan, that great, Alle hakuu barakeeyo cilmigaaga

abdiwakil
Автор

mcalin daqiiqada 14.32 second sidee usoo koobiyay adigoo aan wax qorin key aad isticmaashay wa ku wareeray ee bal halkaa iga fuji mahadsanidiin

tartanmarathon
Автор

asc duraan ali waxan raba in ad iga caabisid upwork

aintepoi
Автор

Aad bad u Mahadsanty bro
Wax badanba ka faidey

halalmedia
Автор

40 views, just 4 likes, somalaay baqelnimada dhaafa

mrzaki