AXMED RAYS DR CISHQIGA NEW VIDEO 2018 HD

preview_player
Показать описание
AXMED RAYS
DIGTOORKA CISHQIGA
TV PROGRAM
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waaaw rays hakumaahquulina wuxu waa hees markaa qofuunba lagu amaanaya ee waalid kuma jiro meesha

mohamedzudaysi
Автор

Horta dadkaan YouTube joogaa faduul iyo afdheeri badanaa war wiilka waalidkii isaga idinka jecelee amaan siiyaa mida kale dee nacnac daa idinka badatay wllyaalow

fatushfilsan
Автор

Adaa ifaya wllo siisoco nice Ahmed nuurka

ayaancadey
Автор

Opopop Ahmed adiga iyo ilhaanba alle ha isku kiin barakeeyo 😍😍😘

nacimosalad
Автор

Almacnow heestu idin macnaynaya wxay ka hadlayso qofna waalidkii macnaha hooyadii qof lama 🍻🍻🍻

stayblue
Автор

Hees xasuus igu leh anoo jooga meelan cidna ka aqon ban kabartY wiil aad ufiican garap aaad ubuuxa iziiyay zxb wll hoyo aape intaba iinoqday markasta heestaasuu iidaari jiray hadan waa caruurtayda aapahood aduunkana ugu jeclhy alow hyga fogyn noloshydii aamin iiidha mia fnz aduunka kaliya alow hygu tusin aakhirana alow igula kulmi😥😥😥

maryanyare
Автор

waxs qalbi furnana madaxa qoslka iyo ciyarta fanka sandaka ugu shidan hargeysa

amounmohamed
Автор

Ar abti qofta suxufiyada ah ban aad uga helee yaa igu cawinaya😃😃😃
If you see my sms just like to tell you that no word can describe how beutifull you are dear you are the only one
Sorry don't know your name but you are in my mind
Cwa dhan adigan ku dawanaya yariisey

abdihakmahmed
Автор

Mashquulka iska dhaafa waxaan waa hees gabar lagu amaanayo kolayba qofkaad jeceshahay waxay ku farxaysaad ku amanee waalid waa lama taabtaan caadi iska dhiga

dalmardalsuge
Автор

Das ist auch meine Meinung.Dein Stimme so..

samraayesuldaanka
Автор

Mid Aaan Maalin Jarmalka Ku Arkay Ayaaa Idhahay Waalidkay Naag Ayaamba Ka Jeclahay, Marka Yarkan Layaab Malahan Haduu Dhahay Waalidkaa Qof Kaaga Dhaw Ayaa Jira, Taasi Waaa Asaga Shaqsiyadiisa.

Somalisongs
Автор

Sacad cusub 😂😂😂😂 malaha video yado dhan egyaa 😎 atoore sharukhan

zakariyaabdi
Автор

Istus nimo miyaa sacduu egayo isagoo barnamijka ku jiraaa 😠😠apti waad cod macante inyar iskaa Sardee

asmoasmo
Автор

sxbky fawal ayuu galay waalidka cid kaaga dhow ma jirto lkn waxa ka keenay hadalkaa jcylka ilhaan

janogalle
Автор

hahahahahaahah jaahil yaa walidkaga kaga dhow

abdifatahgangivevo