DEGDEG:DAAWO SSC XILDHIBANADEDI OO HADA MUCARADKA KUBIIRAY|SOMALIA OO KU DHAWAQDAY IN LAKALA CARARO

preview_player
Показать описание

Комментарии
Автор

Xasan dhiiqo wakhatigiisa wuu dhamaday😉

hindaofficilchanle
Автор

Xildhibanada noqda kuwa Maanta tarikhda baal dahab kagalo waa in Aad HSM Labada Gudomiye kuxigenadooda xukummsdaa eey xilka kaqadan, Hadii HSM laga waayo Tanazulaad Xildhibanada waa in eey Doortsan Dawladd xilgarasiin ah oo kuwa Dalka Godka kuriday waa in laga talabixinta.

dahirsmohamed
Автор

Cabadirmaan m cilim adigaa beenlow ah iyo reekiin❤❤❤

BaxsansiciidOwnuur
Автор

Waryaahee aaway dee xildhibaanaddii oo halaya miyaadan soomaneyn waan jeclaan lahaa in aan arko iyagoo xassan leh xilka tiriye

samawadeahmed
Автор

Nimanka xilimaanada markey wadankii kharibeen oo sadex Sano umadaxaqodi dhamayasten oo xasan gartaro kutageeren oo dowladnimadi laburburin Maxaa hada haray cagligoodeykugaren butland 🇸🇱🇸🇱☝️☝️☝️☝️

FartunYusuf-lltg
Автор

DAMEERKAN AFKA CADI REER MUQDISHO IYO SOMAALI MAYSAGAA WAX SIIN JIREY MISE ISAGAA WAX KA XADI JIREY OGOOW DEWERVSIGII KOOXDA XARAASH QARAN WAA LAGA JOOJIYEY WADOOYINKA IYO MASAAJIDA IYAGOO GOYAAL DHIGTAY WAAD ARKI DOONTAAN WAA MAMEEN IIMAANKII BAA ALLAAH KA QAADAY WAXAA WAR HAYNOOGA DHIGIN ARAG XUMADIISANA UMADA KA QARI

alijama
Автор

XILDIBAANA MAAHA EE WAA XAARAAN IYO NIJAAS HADAY WAX ER YAYAAN WAA INAY ISKU DARAAN XAARAAMIGA XUKUMA IYAGA EE XASAN TUUG SADE JEEBKA UGU JIRA EE BELAAYO MADOOW

alijama
Автор

Waain lagu kala Dhaqaaqaa Tuulada Xun ee Xamar ee Adoonta Hawiye Afduubka u Haysato

abdirahmanmirre
Автор

XILDHIBAANADA SSC YAA DOORTAY MARKI HORE, SOW KUWI XASAN MUNAAFAQ LEEFLEEFAYEY EE SHIRQOOLKA MARBA INOO DHIGAYEY EE XASAN MUNAAFAQ KABA QAADKA U SIIB WASIIR KU SHEEGA INA FAATABAQLE.

CarabDhayloos
Автор

Adigu sow kamaad horeen o weliga mucaraad maad aheen nacasyahow qolofta weyn, xassan maxaad ugu mashquuli danahaaga raaco, maareeye sowki argagaxisada SNM ahaa maaha dhaqyahay

AliMohamed-vjuj
Автор

Wuxuu wareejin ciidankii dhamaaday faylkooda iyo dayn uuqaatay iyo faylka qabyaalad

fxcooking
Автор

Warya warka lagasugayo umada toos ogu sheg waxan ad lugaha durka somarini dhaf

abdullahihassanabdi
Автор

Awalba maqaylin way iska nuugayeen markii Caydhii laga cidhay bay noocalaacalaya yaahuu

Ma-hybv
Автор

DAMEERKAN DIBNAHA ISBIIRTADU GOOGOOY SEY EE AAD MEESHA SOO SAARATAY WAA AYO SOMALIDA UU AWEL QUUDIN JIREY EE CUN TADA SIIN JIREY WAXA KELIYA EE UU KA HADLAYAA WAA DAASADIHII AY KU TUUG SAN JIREEN KOOXDA XARAAS QARAN OO ADUUNKU LACGTII JEEBADAHA AY KU GURAN JIREEN LAGA JOOJIYEY WAANA WAX LAGU FARXO TUUGTII OO WAXAY XADAZN WAAYEY DAMEERKAN AFKA CADI AWELBA QAXOOTIGII SHAQADA HELAY BUU AHAA HADANA WAA YAQAAN MEESHUU KA YIMI REER MUQ DISHO IYO SOMALINA ISAGAA WAX KA QAADAN JIREY EE WAXBA MA SIIN JIRIN

alijama
Автор

Asc
Somali haday kala cararaan xagee aadayaan????

amedfarah
Автор

Fadlan hadalka aad ku celcelinaysid iska dhaaf! Hadalka inta nuxurka leh horay u gal fadlan.soona koob

mohamedabdiaynab
Автор

Kuwaan wax Baarlamateeryan wax ba Kama oga waa tuugo lacag qaadata wax ogyihiin in Hassan Munaafuq waqtigii uu ku dhamaaday

ashafarah
Автор

Hadalkaagu waa batey adigaa wax noo sheegay ee waxay sheegeen oo dhameystiran ma aanan maqlin waana necbahay YouTuber wixii uu soo tabiyey oo uusan run ka sheegin.

samawadeahmed